Monthly Archives: March, 2016

Mustaqbal oo u dabaal-degtay sanad-guuradii 4aad

Muqdisho (Himilonews) - Xaflad si heer sare ah loo soo qaban-qaabiyey oo lagu maamuusayey sanad-guurada 4aad ee idaacadda Mustaqbal ayaa ka dhacday magaalo-madaxda dalka ee...

Maxayna Dhexyaal: Hurgumo mise Hunguri?– Maxammuud C. Geeldoon

Muqdisho, Soomaaliya (Himilonews) - Su’aasha kor ku xusani maaha midaan anigu maankayga ka keenay. Waa su’aal jirta oo dood weyn dhex dhigtay ku-xeeldheerayaasha cilmiyada buslshada,...

Aqoon-yahan Japaniis ah oo gabdhaha dalkaas ugu baaqay inay wax dhalaan oo su’aalo la weydiinayo

Tokyo, Japan (HIMILONEWS) - Waaxda saraakiisha waxbarashada ee dalka Japan ayaa baaritaan bilaabay kadib markii maamule iskuul uu boqollaal gabdhood oo ardaydiisa ah ku...

Waalidiin da’yar oo iibsaday cunuggii ay dhaleen oo 2-toddobaad jir ah si ay u gataan iPhone iyo mooto

Beijing, China (MUSTAQBALRADIO) - Nin ayaa u kacay dhinaca booliska si uu u war-geliyo lamaane da'yar oo iibiyay cunuggoodii laba toddobaad jirka ahaa. Booliska Shiinaha...

Nimcada Islaamka: Hoteelkii Reer Aaqireedka–dadka dhintay hoteelkooda

San Francisco, USA (HIMILONEWS) -Adduunka intaad mareyso wax badan oo aad la yaabto waad arkeysaa! Waxaa ka mid ahaa markii iigu horreysey oo aan...

Tumaalnimo: wax ka badan xirfad iyo shaqo!

Muqdisho (Himilonews) - Maalintii ku dhawaad laba bilyan oo dadyowga caalamka kamid ah oo Muslimiin ah ayaa aqrista aayadaha Qur’anka kamid ah iyaga oo...

Dad nolosha lagu gubay kadib tuhun laga qaaday fal ay ku kici jireen

Lilongwe, Malawi (Himilonews) - Bileyska ayaa baaritaan kula dhaqaaqay dilka dad rayid ah oo aan wax galabsan oo ay nolosha ku gubeen koox careysan...

Wax kaga faham noloshaada waaya’aragnimada Waayeellada

Muqdisho (Himilonews) - Noloshu waa hadiyad sanku-neeflaha iyo noolaha oo dhan Alle hibo uga dhigay. Noloshu waa isu-geynta daqiiqadaha waqti ee cimrigaada. Waana gabagada, noloshaada...

Dhaqaatiir 128-xabo oo kiniiniyo daroogo ah kasoo saaray caloosha ninkii siday

Muqdisho (Himilonews) - Nin ayaa loo xiray danbi ah inuu daroogada kaganacsado kadib markii lasoo tebiyay inuu 128—xabo oo kiniini daroogo ah uu liqay...

Booqashada Obama ee Masjidka Baltimore sawir ceynkee ah ayay direysaa? Muxuuse noqon doonaa mustaqbalka Muslimiinta Ameerika?

Washington USA (Himilonetwork) –Kadib codsiyo badan oo kaga imaanayey Madaxweyne Obama muwaadiniinta Muslimiiinta Maraykanka oo ku saabsan inuu booqasho madaxweynanimo si rasmi ah ugu...

Most Read