Yearly Archives: 2015

Muslimiinta Jejniya oo ba’ iyo baadi u dhaxeeya

Grozny (Himilonews) – Ugu badnaan 20—sano kadib dagaalkii koobaad ee Jejniya, kumanaan qoysas ah waxay wali baadi-goobayaan dhimaallada xigtadoodii lagu waayay intii lagu jiray...

Muslimad Biljam ah oo daaciyad Islaami ah noqotay

Brussels – Dhalinyar Muslimad Biljam ah ayaa ka caawisay 1000 qofood inay Islaamka aqbalaan kadib kolkii ay gurigeeda uga yeeshay kob-dacweed gaalada loogu yeero...

Burcad-badeed: Boob lagu xalaashaday Badaheenna!!

Qeybtii labaad; Muqdisho (Himilonews) - Culumada deegaanka ku xeel-dheer ayaa sheegay in dihinta Soomaaliya ee loo dhacay aysan suura-gal ahayn inay dib-uga soo kabato xittaa...

Burcad-badeed: Boob lagu xalaashaday Badaheenna!!

Qeybtii koobaad; Sanado kahor faallo ka hadlaysay ciidamo Hindiya, Maraykan, Ruush, Iiraan iyo reer Galbeed ah oo xeebaha Soomaaliya ka ilaaliya falalka qowleysi ee Burcad-badeedda...

Xirfadleyda Japan: Shaqaale Xurmo iyo Xoolaba ku helay Xooggooda!

Tokyo, Japan (Himilonews) - Marka aad joogto Japaan iska ilaali inaad howl-wadeennada nadaafadda magac-bixin uga dhigto xirfadooda. Naaneysaha muujinaya liidnaan xirfadeed, waa ka mamnuuc...

70—sano kadib Mahadhadii Hiroshima, JAPAN waxay ku baaqday NABAD

Muqdisho (Himilonews) - Isugu soo bixista ban-dhig lagu xusayay musiibadii Hiroshima, madaxda Japan waxay Nugliyeerka ku sheegeen colka nolosha, tiiyoo wali loo kala dheereynayo...

Baalashley: Da’yar–Raran iyo Rajo u dhaxeysa.

-Raran iyo Rubad- Muqdisho (Himilonews) - Kolka uu Jiisow Caseeye subax kasta usoo ban-baxo inuu ku shaqeysto xirfadiisa, wuxuu ku warwaraa inta shilin ee jeebkiisa...

Nadaafadley: Xoogsato qadarin mudan!!

Soo sawiray: Bahda Himilonews.com Wardhiigleey, Xamar – Dabayaaqada toddobaad kasta, Sahal Baana wuxuu gaari Jente-dieshe ah kusoo galaa laamaha kala duwan ee degmada Wardhiigleey. Wuxuu...

Jaceyl: sheyga aynu wali dhihin!

Qeybtii 4aad; “Hadda,” ayuu yiri. “Maxaad qabataa?” “Waxna,” ayay tiri. “Balse waxyaabo badan ayaan isku dayay.” Ma aysan doonayn inay u sheegto shaqooyinka fud-fudud ee aan...

Jaceyl: sheyga aynu wali dhihin!

Qeybtii labaad: Dhugasho dheer ayay ku eegtay. Wuxuu ahaa sidiisii. Bidaar kuma sibqin sida ay rag badan oo qeyrkiisa ah ku aragtay. Hayeeshe garbihiisu way...

Most Read