Yearly Archives: 2023

Sababta uu Dukaanlahan u gubay buugga deymaha ee macaamiishiisa

MUQDISHO (HN) -- Nin dukaanle ah oo ka soo jeeda magaalada Mosul ee waqooyiga Ciraaq ayaa macaamiishiisa ka yaabiyay kaddib markii uu gubay buugga...

Sababta loo qoray Buugga Haldoorrada Haweenkeenna.

MUQDISHO (HN) -- Dood kama jirto in haweenkeennu yihiin halbowlayaasha nolosheenna. Mar waa warshadihii aadmiga soo saarayay: mar kalana, waa macalimiintii ubadkeenna barayay anshaxa...

Sida loo kala soomayo – waqti ahaan – dunida oo dhan.

MUQDISHO (HN) -- Bilashada bisha Soonqaad Muslimiintu waxay usoo wada dhaweeyaan si isku mid ah. Laakiin isku waqti ma ahan - iyada oo loo...

Bangi Cunto oo bisha Ramadan ‘quudinaya’ Danyarta.

MUQDISHO (HN) -- Bisha Ramadan, malaayiin Muslimiin ah ayaa isu-taaga caawinta iyo kaalmeynta danyarta iyo dabi-jiifta - iyada oo aan loo eegeynin diintiisa, midabkiisa...

Jidadka London oo laga dareemay bilashada bisha Soonqaad.

MUQDISHO (HN) -- Markii koowaad waxaa gudaha caasimadda London ee UK si weyn loogu dabaal-degay bilashada bisha barakaysan ee Soonqaad, waxaana jidadka bartamaha London...

Qalabka Fogaan-shumiska oo hadda laga heli karo Shiinaha.

MUQDISHO (HN) -- Shumiska ama dhunkashada fog waa aalad dhawaan aad looga iibsado suuqyada Shiinaha. Waxay adeegsadaha u sahlaysaa inuu fogaan ka dhunkan karo...

Subxanallah: Aabbe gabadhiisa oo ka diiday inay daryeesho la koraya Maxkamad.

MUQDISHO (HN) -- Aabbe u dhashay Shiinaha ayaa maxkamad la fuulaya inantiisa oo ka diiday inay daryeesho kaddib markii uu ku dhaawacmay shil gaari....

Malabka Buluugga ee Shinnida Maraykanku sameyso

MUQDISHO (HN) -- Dadka dhaqda Shinnida ee ku nool gobalka Waqooyiga Carolina ee dalka Maraykanka ayaa la-yaaban sida malabka ay dhasho Shinnida ay dhaqdaan...

Aston Villa oo xaflad afurin ah u sameynaysa Muslimiinta.

MUQDISHO (HN) -- Naadiga Aston Villa ayaa kusoo biirtay kooxaha horyaalka EPL ee afur-wadareed u sameynaya maalin kamid ah maalmaha bisha Soonqaad Muslimiinta. Waxaana...

La kulan – Ninka ku noolaa cunista Qumbe muddo 28 sannadood ah.

MUQDISHO (HN) -- Balakrishnan Palayi, oo ah nin Hindi ah oo ku nool Kasaragod wuxuu sheegtaa inuusan cunin wax aan ka ahayn geedka qunbaha...

Most Read