Yearly Archives: 2023

21 Saacadood ayuu ‘Jilbaha dhulka u dhigtay’ si ay Jaceylkiisa ugu soo noqoto!

MUQDISHO (HN) -- Nin u dhashay Shiinaha oo ku nool gobalka Sichuan ayaa lagu soo warramayaa inuu jilbaha dhulka dhigtay muddo 21 saacadood oo xiriir...

La kulan – Ninka gaariga ‘kula safra’ Kolonyo Shinni ah.

MUQDISHO (HN) -- Shinnida waxaa loo arkaa nasiib ma la arag ah gudaha Shiinaha waana sababta ninkan aad u jeedaan uu u doortay inay...

La kulan – Muslimka isaga oo sooman maalin walba ordaya 10 km.

MUQDISHO (HN) -- Kuweenna sooman waxaa ku adag inay ordaan - iyaga oo si dhab ah u dareemaya oonka iyo gaajada - waase kaabad...

Masjidka Blackburn oo codbaahiyaha ‘u adeegsan doona’ Aadaanka Salaadda Jimcaha.

MUQDISHO (HN) -- Masaajidda ku yaalla Blackburn iyo Darwen waxaa loo oggolaan doonaa inay codbaahiyaha u adeegsadaan aadaanka salaadda Jumcaha markii ugu horreeyey taniyo...

Masjidka Kanada oo ‘hu’ iyo hunguri’ u qeybinaya Danyarta.

MUQDISHO (HN) -- Siinta danyarta shucuur Ramadani ah, samafalayaasha Masjidka Al-Rashid ee Edmonton, Canada ayaa cunnooyin bisil iyo hu kala duwan la gaaraya kuwa...

Shiinaha oo Muslimiinta Wiigar ka horjoogsaday inay bisha Ramadan soomaan.

MUQDISHO (HN) -- Shiinaha wuxuu mar kale isku dayayaa inuu caburin ku sameeyo tira-yarta Muslimiinta ah ee ku nool Shiinaha kuwaas oo - iyaga...

Masjidka Birmingham oo hadyado fudud u diray jaarkiisa.

MUQDISHO (HN) -- Masaajiddu aad bay u buuxdhaafaan inta lagu jiro bisha Ramadaan. Waxaana aad loo dareemaa oogidda salaadaha iyo acmaasha kale ee suuban....

Latinos badan oo Islaamka ku dooranaya Quruxda, Deganaanta iyo Farxadda laga helo!

MUQDISHO (HN) -- Markii uu aabbihiis dhintay, Jaime “Mujahid” Fletcher aad buu runtii u dareemay kelinimo iyo cabsi. In yar kaddib markii uu baaray...

La kulan – Dadka ‘aan Muslimiinta ahayn’ ee sannad walba bisha Soonqaad sooma.

MUQDISHO (HN) -- Bisha Soonqaad waa bil Muslimiintu u hoggaansamaan amar Alle ee la xiriira inay dartiis uga afxirtaan cunnada, cabidda iyo ka tagidda...

Jilaa katirsan Nollywoodka oo qaadatay Islaamka.

MUQDISHO (HN) -- Filim sameeye ama jilaa caan ka ah gudaha Nigeria oo la yiraahdo Mercy Aigbe ayaa qaadatay diinta Islaamka waxayna la baxday...

Most Read