Yearly Archives: 2023

Qoyska iska diiday inay iibiyaan gurigooda ku yaalla bartamaha fagaaraha magaalada.

MUQDISHO (HN) -- Qoys ku nool magaalada Sidney, Australia ayaa lagu amaanay go'aankooda ah inay iska diideen iibsashada guri ay leeyihiin oo bartanka fagaaraha...

Laacibiin Muslimiin ah oo iska diiday xirashada astaanta LGBT.

MUQDISHO (HN) -- Laaciibka naadiga Toulouse, Zakaria Aboukhlal iyo xiddiga Nantes, Mostafa Mohamed ayaa laga reebay kulamada kooxahooda kaddib markii ay diideen inay xirtaan...

Sawirro – Kaniisad 150 jir ah oo loo beddelay Masjid.

MUQDISHO (HN) -- Masjidka Masjid-e-Taqwa oo horay u ahaa Kaniisad la yiraahdo St Chad waxaa toddobaadkan markii koowaad lagu oogay salaadaha. "Waxaan isku daynay...

La kulan – 22 jirkii Ardayga ahaa ‘ee guursaday’ macalimaddiisa oo 48 jir ah.

MUQDISHO (HN) -- Wiil arday Malaysian oo 22 jir ah ayaa guursaday 48 jir macalimadiisa ah waxaana sheekadiisu ay abuurtay hadalheyn. Muhammad Danial Ahmad Ali,...

Jaamacadda Georgetown oo Masjid u sameysay Ardaydeeda..

MUQDISHO (HN) -- Jaamacadda Georgetown ayaa noqotay midii koowaad oo ardaydeeda Muslimiinta ah u sameysa goob ay ku tukadaan oo loogu diyaariyay weysa-qaadka. Mashruuca...

Webiga Guduudane oo dalka Peru.

MUQDISHO (HN) -- Sannad kasta buuralayda Vilcanota ee dalka Peru waxaa la arkaa biyo dhiig u eg oo uu sido webiga kaas oo ku shubma...

Molar City – Magaalada ugu badan oo xarumaha daweynta ilkaha ay ka furan yihiin.

MUQDISHO (HN) -- Los Algodones oo ah magaalo yar oo Mexico ku taal oo ay ku nool yihiin dad gaaraya 7,000 waxay leedahay xarumaha...

Xaajiga doonaya inuu jaro 7,000 oo km si uu u gaaro Makka.

MUQDISHO (HN) -- Fogaan dhan 6.600-kilometer ayuu uga soo safray si uu u yimaado magaalada Makka, Enver Beganovic wuxuu hadda joogaa oo uu soo...

Wuxuu u baxay Cabasho laakiin wuxuu noqday Muslim.

MUQDISHO (HN)-- Hussin Goss, wuxuu u dabaaldegayay farxadda maalinta weyn ee Ciidda markii ay cabasho uga timid nin waayeel ah oo ka sheeganaya qeylada...

Sheekhii codka macaanaa oo ku geeriyooday Maraykanka.

MUQDISHO (HN) -- Sheikh Abdullah Kamel, oo ahaa qaari iyo wadaad codkiisa aad loo jeclaa ayaa ku geeriyooday magaalda New Jersey dalka Maraykanka. Wuxuu...

Most Read