Yearly Archives: 2022

Bangi Cunto oo afurinaya 6000 oo Qoys bisha Soonqaad.

MUQDISHO (HN) -- Xilli ay Muslimiintu u diyaargaroobayaan bilashada bisha Soonqaad, astaamihii lagu yiqiin is-jaceylka iyo walaaltinimada ka dhaxeysa Muslimiinta iyo kaalintooda bani-aadnimo ee...

La kulan – Ragga doonaya inay bisha Ramadaan sameeyaan Samafal jireed.

MUQDISHO (HN) -- Fuulitaanka ama koritaanka buuraha caadiyan waa safar adag oo dhib badan. Laakiin marka aad sooman tahay inaad ku dhiirrataa waa mid...

Sare u kaca Sicirka Shidaalka iyo Saameynta Qiimaha lagu raaco Gaadiidka Dadweynaha.

MUQDISHO (HN) -- Kusoo jeedka jidka dheer ee Jaziira, Jamaal oo kaalin shidaal ku leh saddexdii sannadood ee lasoo dhaafay wuxuu saaka shaqadiisa u...

Jamaaco Masjid oo u banbaxaya kaalmeynta kuwa liita!

MUQDISHO (HN) -- Waxay ahayd Ramadaankii hore markii koox samafalayaal ah oo Jamaacada Masjidka Maindee, South Wales kamid ah ay iskaga yimaadeen cunno u...

Labada MASJIDKA – Makka iyo Madina – oo soo celinaya Afurkii Wadajirka ahaa.

MUQDISHO (HN) -- Masjidka weyn ee Xaramka ayaa laba sano kaddib dib u anba-qaadaya barnaamijkii wada-afurka bisha Ramadaan oo faafitaanka xanuunka Covid-19 awgiis loo...

Sheekada 44-jirka la nool Masaska.

MUQDISHO (HN) -- Ninka aad ujeedaan uma joogo halkan inuu muuqaal kooban ku sameeyo. Nolosha la-dhaqanka masaska waa hab nololeedkiisa. Waana mid uu xaggeeda...

Islaamka iyo Ruushka – Iftiimin.

MUQDISHO (HN) -- Kasoo bilow qabsashadii Carabta; tii Tataarka iyo duullaankii bartamaha Aasiya, Islaamka wuxuu hadiyo jeer qeyb muhiim ah ka ahaa geeddi-socodka taariikhda...

Laacibka Arsenal oo qaatay Diinta Islaamka.

MUQDISHO (HN) -- Laacibka Arsenal, Thomas Partey ayaa qaatay diinta Islaamka - isaga oo ku biiraya diiwaanka dadka caanka ah ee kamid noqday bulshada...

Nolosha Macalimadda Aragga la’.

MUQDISHO (HN) -- Aan waa macalimad iyo hooyo qurux badan. Laakiin aan helin nimcadii aragga. Mana ahan kaligeed. Waxaa tabteeda oo kale ah inanteeda...

Masjidka Cambridge oo gargaar la gaaraya ‘kuwa nugul’.

MUQDISHO (HN) -- Dhaqan-gelinta aayadaha deeqsinimada iyo wax-bixinta ku booriya Muslimiinta, Muslimiinta Britain waa safka hore marka ay timaado yabooha iyo kaalmada dadka danyarta...

Most Read