Yearly Archives: 2022

La kulan – Gabadha 12 jir Hooyo ugu noqotay 7 Carruur ah.

MUQDISHO (HN) -- Iyada oo 12 jir ah ayay hooyo u noqotay 7 carruur ah. Hadda waa 18 jir waxayna la qabsatay nolosha hooyonimada. Waalidnimadu...

Sheekada 11-jirka Cunnooyinka – lacag la’aan – ku kariya.

MUQDISHO (HN) -- Bisha Barakaysan ee Ramadaan waa bil wadaag iyo wada-joogitaan - Muslimiintuna waxay bixiyaan dadaal iyo harjad maalinle ah si waxtar muuqda...

Afur-wadareedka ‘Open Iftar’ oo sannadkan ka qabsoomaya dunida.

MUQDISHO (HN) -- Taniyo sannadkii 2013-ka, markii la bilaabay Afur-wadareedka 'Open Iftar', hadafku wuxuu ahaa isu-keenidda iyo wada-hadalka bulshooyinka Muslimiinta ah iyo kuwa la...

Sidee Suxuurta muhiim ugu tahay qofka sooman?

MUQDISHO (HN) -- Hiraabta ama Suxuurta wa cunnada la cuno qeybta dambe ee habeenkii inta lagu guda-jiro bisha Soonqaad. Waana ammin loogu diyaargaroobo ku...

Timirta iyo sida loogu tixan yahay Cunisteeda Bisha Ramadaan.

MUQDISHO (HN) -- Galab walba inta lagu jiro bisha barakaysan ee Ramadaan, la-yaab malahan in suuqyada lagu iibiyo timirta ay kamid noqdaan kuwa joogto...

Sheekada Gabadha Mashiinka ku neefsata.

MUQDISHO (HN) -- Waxay ku dhib qabtaa qaadashada hawada macaan. Mana u neefsan karto si caadi ah. Muddo 20 sannadood ah ayay xanuunsan tahay....

Bandhigga Buugaagta iyo Doorka Bulshada Maqalka la’ ee sannadka 2022.

MUQDISHO (HN) -- Bandhigga Buugta Banaadir oo maalintii labaad galaya – ahna gunaanadka – wuxuu sannadkan ahaa mid ay ku dhan tihiin dhammaanba bahda...

Minneapolis oo hadda codbaahiyaha u oggolaanaysa Aadaanka Salaadaha.

MUQDISHO (HN) -- Mahad celin ayaa ka timid qaraarkii la ansixiyay kaas oo fasaxayay in aadaanka salaadaha shanta ah ee maalin walba laga sii...

La kulan – Ninka ugu dheer AFRIKA.

MUQDISHO (HN) -- Qumaati ugama soo bixi karo albaabada; mafuuli karo gaari walba; mana jirto sariir la’eg. Qof kasta oo la istaagana waa sida...

Bandhigga BUUGTA Banaadir oo maanta la daahfuray!

MUQDISHO (HN) -- Bandhigga Buugta Banaadir oo ah dabshid u gaar ah qalileyda ku nool magaalada-madaxda Somaaliya ayaa maanta lagu daahfuray caasimadda Muqdisho. 18 qorayaal...

Most Read