Sign in
Home
Wararka
Kobciye
Dunida Muslimka
Deegaankeenna
La-yaabka
Faallooyinka
Sahanka
Muuqaallada
Nagu Saabsan
Yeynu Nahay
Nala soo Xiriir
Sign in
Welcome!
Log into your account
your username
your password
Forgot your password?
Password recovery
Recover your password
your email
Search
Himilo Network
Home
Wararka
Kobciye
Dunida Muslimka
Deegaankeenna
La-yaabka
Faallooyinka
Sahanka
Muuqaallada
Nagu Saabsan
Yeynu Nahay
Nala soo Xiriir
Search
Home
2022
April
Monthly Archives: April, 2022
Ciriiriga Caasimadda iyo Xilliga Afurka.
Himilo
-
April 20, 2022
0
MUQDISHO (HN) -- Shanta galabnimo iyo waddooyinka caasimadda. Kanina waa isgoys kamid ah isgoysyada caasimadda oo dhinacyadiisa ay iskaga yimaadaan baabuur yaryar iyo waaweyn...
Laba Gabdhood oo Walaalo ah oo Deeq u ururinaya Danyarta ku nool Pakistan.
Himilo
-
April 18, 2022
0
MUQDISHO (HN) -- Waxay ogsoon yihiin kaalinta ay ku leeyihiin samafalka bisha Soonqaad. Sidaas darteed, labadan gabdhood ee Muslimiinta ah oo ku nool Birmingham,...
Sucuudiga oo 2 milyan oo Xujey ah ‘qaabilaya’ sannadkan.
Himilo
-
April 18, 2022
0
MUQDISHO (HN) -- Sucuudiga ayaa sannadkan u oggolaanaya ku dhawaad hal milyan oo Muslimiin gudaha dalkiisa iyo dunida inteeda kale ka socda inay soo...
Sheekada Haweeneyda Magaca u bixisa Ilmaha dhasha.
Himilo
-
April 18, 2022
0
MUQDISHO (HN) -- Waxaa xirfad u ah inay magac u bixiso ilmaha dhasha. Waana shaqo dhif iyo mar la’arag ah. Waase mid ay lacag...
Tartanka Baaskiilka Afrika.
Himilo
-
April 18, 2022
0
MUQDISHO (HN) -- Tartanka Baaskiilka Afrika waa tartan kale oo un ka qabsooma dunida waxaase uu kaga duwan yahay nuuca baaskiil ee loo adeegsado...
La kulan – Dadka doonaya inay bishan Soonqaad Qur’anka aqriyaan hal jeer ka badan.
Himilo
-
April 17, 2022
0
MUQDISHO (HN) -- Xalimo Maxamuud Adan waxaa Eebbe u fududeeyey aqrinta Qur’anka – xilli walba oo aysan macduur ahayn waxay jecleysataa inay aqriso kitaabka. Waa...
Gudaha Kawaanka Malaayga.
Himilo
-
April 16, 2022
0
MUQDISHO (HN) -- Sideeda duhurnimo iyo Kawaanka Malaayga Degmada Wadajir oo kamid ah kuwa ugu waaweyn caasimadda ee loogu soo hagaago iibsiga kalluunka. Sidii caadada...
“Tareen ayaa iga maray lug iyo gacan.” — Sheekada Amos Boniface.
Himilo
-
April 13, 2022
0
MUQDISHO (HN) -- Weligaa haka shakinin awoodda qarsoon ee dadka naafada ah. Taas waa farriin kaaga imaanaysa da’yar ku nool dalka Tanzania. Waayo sida...
Haweeneyda Cayilkeedu gaaray 400 KG.
Himilo
-
April 13, 2022
0
MUQDISHO (HN) -- Tani waa qisada haweeneyda culeyskeedu gaaray 400 oo kg oo dad kuwii ugu dhawaa nolosheeda ay ku naceen. Ma socod badna...
Warbixin – Sida loo oogo Salaadda Taraawiixda.
Himilo
-
April 12, 2022
0
MUQDISHO (HN) -- 8:00 habeennimo iyo mid kamid ah masaajidda caasimaada oo laga oogayo salaadda Taraawiixda. Da’yar iyo duqow intaba habeen walba inta lagu guda-jiro...
1
2
3
4
Page 2 of 4
Most Read
Waddada hoosteeda laga dhisay in ka badan 10 Dhismayaal dabaqyo la deggan yahay!
July 20, 2026
“Maya salaad kuma tukan kartid halkan.” – Hinduu Muslim kahor joogsaday inuu Allihiisa dhursado.
July 20, 2026
Sideed Guryihiinna Masaajid uga dhigan kartaan?
July 15, 2026
“Waa Musaafur Qof aan Saaxiib lahayn.” – Barnaamijka Kirayso Saaxiib kula sheekeysta!
July 15, 2026