Monthly Archives: April, 2022

Sare-u-kac ka muuqda Qiimaha Qudaarta bisha Soonqaad.

MUQDISHO (HN) -- Galab casir liiq ah iyo gudaha Suuqa Qudaarta ee degmada Wadajir. Qudaar-iibiye Maxamed Jeylani Cumar oo da’da afartameeyada ku jirana, wuxuu ka...

Towerka London ‘900 oo sannadood’ kaddib lagu qabtay Afur wadareed.

MUQDISHO (HN) -- Dadka ku nool London ee kala diimaha iyo isirka ah ayaa markii ugu horreysay maalinkii Isniinta isugu yimid inay Muslimiinta kula...

Laba da’yar Muslimiin ah oo cunnooyin bisil gaarsiinaya kuwa da’da ah.

MUQDISHO (HN) -- Xilli Muslimiinta ku nool Bradford ay u dabaal-degayaan bisha Soonqaad, labo arday oo da'yar Muslimiin ah ayaa doonaya inay bil xusuus...

Gudaha Suuqa ugu weyn Caasimadda ee QARAHA lagu iibiyo.

MUQDISHO (HN) -- Xilli barqo ah iyo gudaha suuqa qaraha lagu iibiyo ee degmada Wardhiigleey. Laga yaabee inaadan rumeysan hayeeshe, kani wali waa midka ugu...

Warbixin – Cunnooyinka Shiilan ee lagu afuro.

MUQDISHO (HN) -- Kowda duhurnimo iyo diyaarinta cunnooyinka afurka. Sida caadada u ahna, Istar Ismaciil waxaa meel dhexe u maraya karinta cunnooyinka fudud ee...

La kulan – Gabadha 12 jir Hooyo ugu noqotay 7 Carruur ah.

MUQDISHO (HN) -- Iyada oo 12 jir ah ayay hooyo u noqotay 7 carruur ah. Hadda waa 18 jir waxayna la qabsatay nolosha hooyonimada. Waalidnimadu...

Sheekada 11-jirka Cunnooyinka – lacag la’aan – ku kariya.

MUQDISHO (HN) -- Bisha Barakaysan ee Ramadaan waa bil wadaag iyo wada-joogitaan - Muslimiintuna waxay bixiyaan dadaal iyo harjad maalinle ah si waxtar muuqda...

Afur-wadareedka ‘Open Iftar’ oo sannadkan ka qabsoomaya dunida.

MUQDISHO (HN) -- Taniyo sannadkii 2013-ka, markii la bilaabay Afur-wadareedka 'Open Iftar', hadafku wuxuu ahaa isu-keenidda iyo wada-hadalka bulshooyinka Muslimiinta ah iyo kuwa la...

Sidee Suxuurta muhiim ugu tahay qofka sooman?

MUQDISHO (HN) -- Hiraabta ama Suxuurta wa cunnada la cuno qeybta dambe ee habeenkii inta lagu guda-jiro bisha Soonqaad. Waana ammin loogu diyaargaroobo ku...

Timirta iyo sida loogu tixan yahay Cunisteeda Bisha Ramadaan.

MUQDISHO (HN) -- Galab walba inta lagu jiro bisha barakaysan ee Ramadaan, la-yaab malahan in suuqyada lagu iibiyo timirta ay kamid noqdaan kuwa joogto...

Most Read