Monthly Archives: November, 2020

Nadaafiso – si ay u muujiso Nadaafadda Musqusha – biyaha ka cabta Kortagga.

MUQDISHO (HN) -- Dood adag ayaa ka dhalatay muuqaalka haweeney nadaafadda u qaabilsan shirkad ku taalla Shiinaha kaas oo la arkay iyada oo kortagga...

Daawo: Haweeneydii la furay 10 jeer ku dhawaad.

MUQDISHO (HN) -- Guurku aalaaba waxaa loo fishaa mid lammaanuhu ay nolosha iskula dhammeystaan farxad iyo jaceyl. Balse taasi uma suura-gelin dad badan sida...

La kulan: Haweeneydii 10 jeer ka badan guursatay si ay u hesho qofkeedii saxda ahaa.

MUQDISHO (HN) -- Haweeney 56 jir ah taas oo qorsheynaysa inay furriinkeedii 10aad gasho ayaa sheegtay inaysan joojin doonin guursiga ilaa ay ka hesho...

Sababta Lammaane ay Gabadhooda ugu bixiyeen Wi-Fi

MUQDISHO (HN) -- Lammaane u dhashay waddanka Switzerland ayaa gabadhooda ugu magac-daray Twifia si ay u helaan 18 sano oo qad free ah. Lammaanaha ayaa...

Ninkii sida yaabka leh caan uga dhex noqday TikTok.

MUQDISHO (HN) -- Da' dhexaad u dhashay dalka Fiitnaam ayaa noqday qof caan ka ah barta TikTok kaddib markii uu kasoo muuqday muuqaallo uu...

iPhone-kaadii hadda waxaa lagaaga dhigi karaa iPhone 12.

MUQDISHO (HN) -- Xilli dhawaan la daah-furay jaadka cusub ee iPhone 12, haddii ay kugu adag tahay inaad gadato ama gaari la'dahay halkii aad...

Canbaareyn loo jeediyay Shirkad muddaysa waqtiga isticmaalka Musqulaha.

MUQDISHO (HN) -- Kuaishou oo ah shirkad tiknooloji oo xarunteedu tahay Beijing ayaa caro xoogan ka dhex abuurtay baraha bulshada Shiinaha kadib markii musqulaha...

Eygii – si uu ula midoobo reerkiisa – 60km usoo jaray.

MUQDISHO (HN) -- Ey daacad ah ayaa maareeyey inuu dib u laabasho cajiib ah ku sameeyo guriga reerkiisa oo u jira 60km kadib markii...

La kulan – Halyeyga magangalyada u fidiyay in ka badan 300 oo xayawaanno ah.

MUQDISHO (HN) -- Geyfane u ol'oleeya xuquuqda xayawaannada oo ku nool Mexico ayaa loogu yeeray halyey qaran kaddib markii uu hoy u fidiyay ku...

Most Read