Yearly Archives: 2018

La kulan – 6 sano jirad Aabaheed oo Cuuryaanka ah daryeesha!

Beijing (Himilonetwork) - Gabar 6 sano jir ah oo ku nool gobalka Ningxia ayaa taniyo markii ay hooyadeed isaga fogaatay nolosha - iyada iyo...

Gobalka ugu yar Kanada oo helaya Masjidkiisii koobaad.

Ottawa (Himilonetwork) - Kaddib shaqo dheer, Masjidkii ugu horreeyey ayaa maalintii shalay laga daah-furay Yukon oo ah gobalka ugu yar saddex gobal oo uu...

Soomaaliya – Dal Dihan; Dadkiisuna Dawarsadaan!

Muqdisho (Himilonetwork) – Soomaaliya waa dal dhaca Geeska Afrika kaasi oo xudduud ahaan la wadaaga dalalka Itoobiya, Jabuuti, Kiinya iyo Badweynta Hindiya. Soomaaliya waa...

Warbixin: Dumarka oo – tiro iyo tayaba – ragga kula tartami kara Mihnadda Saxaafadda

Muqdisho (Himilonetwork) – Sannado kahor waad rumeysan kartay in raggu kaga badan yihiin saxaafadda dumarka, in qof marwo ah aysan wada qabin karin mihnadda saxaafadda...

Jidka cusub ee u furmaya Nolosha Qoysaskeenna.

Muqdisho (Himilonetwork) - Wada noolaanshaha waxa ay ku haboontahy jecel iyo ku qanacsanaan ay isku qanacsanyihiin labada qof ee doonaya in ay wada noolaadaan,...

Dhallinyaradu waa is-beddelka Bulsho kasta!

Muqdisho (Himilonetwork) - Marka aan dib ugu noqono taariikhda aadanaha, dawrka dhalinyarada ee isbedelka bulshada waxa uu ahaa mid muuqda. Waxay ka qayb qaadan...

Talo kaddib go’aanso inaad jebiso Tarmuuskaaga!

Muqdisho (Himilonetwork) – Tarmuusku wuxuu ka samaysan yahay caag ama macdan korka ku dahaaran iyo labo dhalo oo lakab isku ah oo dhexyaala caloosha. Labada...

La kulan – Deeqsiga Maalinle u quudiya Kumaankun Danyar ah!

WASHINGTON, DC (Himilonetwork) - Milkiilaha maqaayad ku taalla caasimadda Maraykanka ayaa si maalinle ah u quudiya dadka hoy la'aanta ah si uu u sharfo...

Tareenkii isku xiri lahaa Makka iyo Madiina oo ugu danbeyn Shaqo bilaabaya.

Jeddah (Himilonetwork) - Tareenkii ugu horreeyey oo casri - kaas oo isku xiri doona labada magaalo ee MAKKA iyo Madiina ayaa ugu dambeyn daaha...

Daawo Sawirrada – Masjidkii UGU horreeyey ee laga dhiso UK.

London (Himilonetwork) - Wargeyska Britain ee The Sun ayaa daabacay sawirada Masjidkii ugu horreeyey ee laga dhiso Britain gaar ahaan Woking ee Surrey kaas oo...

Most Read