Yearly Archives: 2018

Kansarka sii badanaya oo cayilka lala xiriiriyay!

Muqdisho (Himilonetwork) - In aad loo cayilo ayaa ayaa qayb wayn ka qaadata waxa sababa Kansarka sii badanaya ee UK, halka ay hoos uga...

‘Carruurta Tanzania oo ugu caafimaad badan adduunka oo dhan’

Muqdisho (Himilonetwork) - Dalka Tanzania ayay ku nool yihiin carruurta ugu caafimaad badan adduunka oo dhan sida ay ogaadeen saynisyahanno reer Australia ah. Baaritaan ayaa...

‘Adoo cayilan baad caafimaad qabi kartaa waa quraafaad’

Muqdisho (Himilonetwork) - Fikradda sheegaysa in dadku iyagoo cayilan ay haddana caafimaad qabi karaan waa quraafaad, sida ay sheegayaan khuburo ku sugan boortaqiiska. Cilmibaaristan oon wali...

Cayilka xad dhaafka ah ‘oo lala xiriirinayo inuu dumarka ku ridi karo Kansar’ kana daran yahay Sigaarka

Muqdisho (Himilonetwork) - Cayilka ayaa la filayaa inuu ilaa sannadka 2043ka noqdo caqabad ka weyn sigaarka oo dumarka UK uu ku rido cudurka Kansarka, taasoo...

Ogow Sababta Maqaayad Iskuul sare-joog wax loogu cuno!

Beijing (Himilonetwork) - Dusiga sare oo ku yaalla magaalada hangqiu, ee gobalka Henan ayaa dhawaan la kulmay eedeymo badan kaddib markii maqaayadda iskuulka laga...

Nin – si uu isku dareensiiyo inuu caruus yahay – u xada dharka caruusadaha.

Beijing (Himilonetwork) - 50-jir u dhashay dalka Shiinaha waxaa dhawaan xiray booliska Shanghai kaddib markii uu ka xaday 70 darees oo kuwa loo xiro...

Nin Cirweyn oo laga diiday inuu wax ka cuno Maqaayad kaddib 100 saxan oo uu ka kacay!

Muqdisho (Himilonetwork) - Jaroslav Bobrowski, oo ah da'yar ku nool Jarmalka ayaa laga mamnuucay maqaaayd la yiraahdo 'an-all-you-can-eat sushi restaurant' kaddib markii uu cunay 10...

Masjidkii UGU horreeyey oo laga dhisayo Caasimadda Athens.

Athens (Himilonetwork) - Caasimadda dalka Giriiga ayaa isku diyaarinaysa wajigii ugu danbeeyey dhimsha Masjid nuuciisa kii koobaad oo laga dhiso kaas oo dhici doona...

Wasiirka Diinta UK ayaa Ardayda Dugsiyada ugu yeeraya inay booqdaan Masaajidda.

London (Himlonetwork) - Wasiirka Diimaha UK, Lord Bourne, ayaa wareysi uu siiyay The Times ku dhiirri-geliyay ardayda iskuullada hoose ee Britain inay safar ku bixiyaan...

Nin si yaab leh gadaal iyo horayba ugu socon kara lugihiisa!

Muqdisho (Himilonetwork) - Moses Lanham, oo ah 57 jir ku nool Michigan, ayaa awoodi kara inuu xaglihiisa u kala weeciyo laba jiho. Waxaana loo yaqaan Mr....

Most Read