Yearly Archives: 2018

Nin gubay Gabar uu adeer u yahay kaddib markii ay dhulka ku kaadisay!

Muqdisho (Himilonetwork) - Nin ayaa fal arxan-darro ah kula kacay gabar laba sano jir ah kaddib markii ay dhulka ku kaadisay. Ninkan oo ku nool...

Libaaxyo nolosha ku cunay Ugaarsadayaal rabay inay dishaan Wiyil

Pretoria (Himilonetwork) - Dalxiisayaal u baxay inay soo arkaan duurjoog ayaa la argagaxay aragtida haraadiga meydad dadeed oo ay ku xoonsan yihiin raxan libaaxyo...

Saaluun dhaleeceyn kala kulmay ficil halis ah oo uu ku sameeyey noole Quraanjo!

Moscow (Himilonetwork) - Burkiyeer ku yaalla caasimadda dalka Ruushka ayaa lagu tilmaamay mid arxanlaawe ah kaddib markii baraha bulshada lagu baahiyay muuqaal halis ku...

Dubai – Marka Seygaadu uusan kuu IDMIN inaad fiiriso Moobilkiisa.

Dubai (Himilonetwork) - Maxkamad ku taalla Imaaraadka Carabta ayaa dhawaan haweeney ku riday xukun saddex bilood oo xarig ah kaddib markii seygeeda uu ka...

Macalimad – si ay Ardaydeeda u jecleysiiso Wax-barashada – Fasalka uga dhigtay Mid Ashqaraar leh!

Manila (Himilonetwork) - Samelyn Lafuente, oo ah macalimad dugsi hoose oo ku yaalla Masbate, dalka Filibiin ayaa saddexdii sano ee ugu danbeysay waxay ardaydeeda...

Carruurta Rohingya oo Xeryaha Qaxootiga lagu barayo Qur’anka iyo Axaadiista.

Muqdisho (Himilonetwork) - Kasoo baxsiga qalalaasaha ay kaga soo carareen dhulkooda - oo ay ku hayaan maleeshiyaadka Buudiska ah ee Myanmar, carruurta qaxootiga Rohingya...

Muslimad – muddo 30 sano ah – gacanteeda ku qoraysay Kitaabka Qur’anka.

Islamabad (Himilonetwork) - Haweeney Pakistani ah oo la yiraahdo Naseem Akhtar, taas oo ku nool gobalka Gujurat ayaa muddo 32 sano ah ku bixisay...

Daawo – Balastikada oo laga sameynayo Sancooyin kala duwan sida Dhismaha Guryaha.

Muqdisho (Himilonetwork) - Dunida maanta waxaa halistii ugu weyneyd taariikhda casriga ah ku heysa bacda balaastikada taas oo degaanka ku reebeysa dhaxal aan la...

Codbaahiyaha – Aalad hore oo Fikrado Cusub laga hal-abuuray!

Muqdisho (Himilonetwork) - Fogaan boqol mitir kuu jirta, waxaad ka maqli kartaa dhawaqa cod-baahiye si celcelis ah loogu tiraabayo oraah muujinaysa wax ugu danbeyn...

Daawo – Nin ay Shimbirihu u daba-ordaan sida Ilmihiisa oo kale.

Muqdisho (Himilonetwork) - Nin u dhashay Koofur Kuuriya ayaa dunida kaga yaabsaday markii la arkay isaga oo ay daba ordayaan dhowr shimbiro oo ay...

Most Read