Yearly Archives: 2018

Garsoorad Matta: “Waa inaad xifdisaan Suuradda al-Imraan.”

Muqdisho (Himilonetwork) - Garsoore Masiixiyad ah oo ku nool waqooyiga Lubnan ayaa saddex wiil Muslimiin ah amartay inay xifdiyaan Suurad kamid ah Qur'anka Kariimka...

Hooyo kaligeed ku guuleystay inay beerto in ka badan hal Milyan oo Geedo ah.

Muqdisho (Himilonetwork) - Yi Jiefeng, oo ah haweeney Shanghai ku nool ayaa ku guuleystay beerista malaayiin geedo yaryar dhulka Mangolia 14-kii sano ee lasoo...

Hindiya – Marka Ninku uusan helin Meherkii uu ku guursaday Xaaskiisa.

New Delhi (Himilonetwork) - Seyga 28-jirta Rita Sarkar wuxuu joogto uga caban jireen sida qoyskeeda aysan ugu dhammeystirin meherkii uu ku aroosay, hayeeshe waligeed...

La kulan – Ninka Gurigiisa ku xanaaneeya Bisado gaaraya 300.

New York (Himilonetwork) - Haddii aad mar soo agmarto guriga Chris Arsenault, oo aad aragto 300 bisado ku nool, waxaad runtii u qaadaneysaa in...

76-jir Maalin kasta Wiilkeeda Cuuryaanka ah Iskuulka ku geysa Gaarigiisa.

Muqdisho (Himilonetwork) - Marka ay timaado in canug cuuryaan ah uu heli karo tacliinta uu u qalmo inuu ku naaloodo, xittaa ayeeyadiisa 76-jirta ah...

Isma’il Raage – Tusaalaha nool ee Qarnigeenna!

Muqisho (Himilonetwork) - Muqdisho waxay rafaadeysaa muddo ka badan 20-sano oo dagaallo ah, in badan oo dhalinyaradeeda kamid ahna waxay ku dhasheen qax iyo...

Haweeney nolol ku aastay Cunugeeda si ay u raal-geliso Nin ay jeclaatay!

Muqdisho (Himilonetwork) - Haweeney ayaa lagu qasbay inay ilmaheeda kasoo bixiso god ay ku riday isaga oo nool, si ay u raali-geliso saaxiibkeeda cusub. Muuqaal...

Sheikh Abdulrahman Green – Daaciga Reer Yurub.

Muqdisho (Himilonetwork) - Sheikh Abdulrahman Green wuxuu sanadkii 1962-kii ku dhashay Dares-Salam, dalka Tanzania. Aabihiis wuxu kamid ahaa saraakiishii Gumeysiga Ingiriiska ee ku sugnaa...

Sucuudiga oo kordhinaya adeeg-dalxiiseedka Madina al-Munawarah.

Madina (Himilonetwork) - Guddiga Is-bedelka iyo Dalxiiska Sucuudiga ayaa ku dhawaaqay qorshe lagu horumarinayo goobaha loo dalxiiska tago ee ku yaalla magaalada Madina. "Madina waa...

Denmarka oo laga mamnuucayo xirashada Niqaabka.

Denmark (Himilonetwork) - Xukuumadda Denmark ayaa ku dhawaaqday maalintii Arbacada inay mamnuuci doonto niqaabka - dadaal, sida ay sheegeen, ay ku doonayaan inay kaga...

Most Read