London (Himilonetwork) - Berri waa Khamiis. Sidaas awgeed, Naeem Qureshi, wuxuu ku jiraa diyaarinta cuntadii uu siin lahaa kumaankun darbi-jiifta ah ee ku sugan London.
"Waxaan...
Vienna (Himilonetwork) - Muslimiinta Austria ayaa canbaareeyey qorshe cusub oo ay ku dhawaaqday xukuumadda midigta cusub kaas oo la xiriira in gabdhaha ka yar...
Muqdisho (Himilonetwork) - Dhammaan noolaha caaqilka iyo san ku neefleyda kale kama maarmaan iney rafiiq yeeshaan, Qormadaan waxaan ku bidhaamin doonaa muhiimadda xiriirka oo...
Jakarta (Himilonetwork) - Waxaa jira magaalo ku taalla dalka Japan oo lagu magacaabo Kamikatsu taas oo aan soo saarin wax qashin ah. Magaladan waxay...
Muqdisho (Himilonetwork) - Way dhacaysaa mar walba. Sida xooluhu u rakaadaan fulinta kahorna, waa lama huraan in xukuumad walba oo dhalata la kowsato. Is-qabqabsiga...
Muqdisho (Himilonetwork) - Daawo dhallaan yaryar oo mar walba oo Qur'anka loo shido si degan u dhageysanaya. Waa mucjisada Qur'anka kariimka ahi la yimid.
https://youtu.be/OrPUyiLDivY
Washington (Himilonetwork) - Waaxda Booliska Maraykanka ayaa ku kala qeybsan haddii xijaab lagu xiran karo shaqada gudaheeda iyo in kale. 25-ka Laamood ee Booliska...