Yearly Archives: 2018

Kamikatsu – Magaalo aan Qashinba laga heli karin!

Tokyo (Himilonetwork) - Waxaan maqalnay sheekooyinka shaqsiyaad dunida ku nool kuwaas oo la qabsaday nolol qashin la'aan ah 'zero waste', hayeeshe ma ahan aalaaba...

La kulan – Qoyska ku nool Nolol-aan-Balastik lahayn ‘Plastic-Free.’

Vienna (Himilonetwork) - Suureyso nolol aan lahayn balastik? Taasi waxay la micno tahay majiro kumbuyuutar, moobil, gaari iyo dhammaan wax walba oo aad u...

Sheekada Wiilkii iska diiwaan-geliyay Jaamacadda Haweenka Shiinaha.

Beijing (Himilonetwork) - Wiil 18-jir Shiinees ah ayaa qabsaday baraha bulshada ee caalamka kaddib markii uu iska diiwaan-geliyay Jaamacadda Haweenka Shiinaha - mid kamid...

Faa’iidooyinka caafimaad ee ku jira Caanaha Geela.

Muqdisho (Himilonetwork) - Geelu waa mid kamid ah nimcooleydu eebe innagu galladay, Waa halbeeg muddaba soomaalidu ku cabiri jireen hodantinimada ruuxa, Waa xoolaha la...

La kulan – Samata-bixiyaha Bisadaha qaar kasoo dejiya Geedaha dushooda!

Muqdisho (Himilonetwork) - Bisaduhu waxay ku xayirmi karaan dhakada sare ee geedaha mararka qaar, mana jiro qof u taagan inuu soo dejiyo. Balse haddii...

Gabar kalluumeysato noqotay kadib markii aabaheed uu dhintay!

Muqdisho (Himilonetwork) - Rayaan Abuukar Cali waa 18 jir waxay ku dhalatay kuna barbaartay xerada qaxootiga Kaakuma ee dalka Kenya. Laba sano ka hor ayey...

Jaamacadda California oo soo kordhinaysa Cunnooyinka ‘Xalaasha’ ah.

USA (Himilonetwork) - Ka arday ahaan dhigta Jaamacadda University of California ee  Santa Cruz, Musa Dajani waxaa ku adkaan jirtay inuu helo meel uu ka doonto cunno...

Eygii Sugaalka ugu jiray Saaxiibkiisa aan usoo noqon doonin!

Brazil (Himilonetwork) - Sheekada Ey aan magaciisa la sheegin kaas oo muddo afar bilood ah ku gaaf-wareegayay bannaanka hore ee isbitaal uu ku geeriyootay...

La kulan – Gabadhii ku heestay 102 Luqadood oo kala duwan.

Dubai (Himilonetwork) - Suchetha Satish, oo ah gabar Hindi ah oo ku nool dalka Isu-tagga Imaaraadka Carabta ayaan dhawaan Buugga Guinness World Records ku gashay noqoshada...

Marooko oo laga mamnuucayo adeegsiga Bacda ‘balastikada’.

Rabat (Himilonetwork) - Dalka Marooko waxaa laga mamnuucay bacda - balastikada - oo ah dalka labaad ee ugu isticmaalka badan bacda kaddib dalka Maraykanka,...

Most Read