crossorigin="anonymous">     crossorigin="anonymous"> May | 2017 | HimiloNetwork | Page 2

Monthly Archives: May 2017

Dr. Mahathir oo ka dhawaajiyay sirta ku jirta caafimaadkiisa!

Kuala Lampur (Himilonews) – Ra’iisul-wasaarihii hore ee dalka Malaysia, Tun Dr Mahathir Mohamad ayaa dadkiisa la wadaagay siraha ku duugan cimrigiisa ku dhow qarniga. Dr. Mahathir hadda wuxuu jiraa 91-sano. Wuxuuna talada dalka Malaysia soo hayay muddo dhan 22 sano. In kasta oo uu xilka ka degay sanadkii 2003, hadana wuxuu kaalin firfircoon ku yeelahay siyaasadda dalka. Wuxuuna hadda hoggaan u ...

Read More »

Dunida oo Xasuuqa lagu hayo Muslimiinta Afrikada Dhexe ka aamusan!

Muqdisho (Himilonews) – Waxa laga yaabo inaysan dunida Galbeedka siinin ahmiyadii loo baahnaa waxaa kamid ah rayid badan oo Muslimiin ah ay isku dayayaan inay ka baxsadaan weerarrada ku socda oo ay ku hayaan maleeshiyada Kirishtanka ah taas oo ay ku dhinteen ugu yaraan 30 qof toddobaadkii lasoo dhaafay, marka loo eego saraakiisha QM iyo shaqaalaha gargaarka. Marka loo eego ...

Read More »

21 May – Maalinta Caalamiga ee Is-dhex-galka Dhaqamada.

New York (Himilonews) – Saddex dalool kamid ah iska hor imaadyada dunida ka jira waxaa lagu celiyaa ku kala duwanaanta dhaqamada, marka loo eego mareegta hey’adda QM. Buuxinta daloolkaas ee ka dhex jira dhaqamada iyo caadooyinka kala duwan waxay lama huraan u tahay nabadda, xasilloonida iyo horumarka. Dhaqamada kala duwan waa awood lagu karaariyo horumarka – oo aan kaliya qadarin ...

Read More »

Booltuur – Mid kamida Qisooyinkii iigu dhiirri-gelinta badnaa Taariikhdeyda!

Bangaladesh (Himilonews) – Mararka qaar inagoo ku dhaw inaan kaba aamin baxno dadyowga aduunka ku nool ayaynu hadana kadis ula kulanaa shakhsiyaad nolashooda, taariikhdooda iyo jiritaankoodaba ay inagu abuurayaan rajjo, dhiirigalin, dadnimo wanaag iyo dareen naxariis leh oo aan uqaadno ibnu aadamka kale. waxa ka midaa dadkaa bilyeneerka sucuudiyaanka ah ee Sulaiman Al rajxi? Suleiman Al rajxi waxa uu giraanta ...

Read More »

Kailash Satyarthi – Ninka hoggaamiyay dhaq-dhaqaaqa ka dhanka ah Addoonsiga Carruurta.

Delhi (Himilonews) – Ku guuleystaha Shahaadada Nabadda, Kailash Satyarthi wuxuu iskaga tagay shaqadiisa injineernimada si uu ugu hal-gamo kahor-tagga iyo sare u qaadista xuquuqda carruurta muddo ka badan 30 sanadood – isaga oo xoreeyey 80,000 oo carruur lagu shaqeysto ah, siiyayna rajo nololeed oo cusub. Waana sababta NGO-ga Bachpan Bachao Andolan uu ugu soo if-baxay kan ugu ballaaran; uguna caansan ururrada ...

Read More »

Sama-falayaasha Fardooleyda Jidadka – The Knights of Roads.

Jeddah (Himilonews) – Sanadkii 2014-ka, dhalinyaro Sucuudi ah ayaa bilaabay inay si samafal ah ugu dayac-tiraan gawaarida shacabka kaga hallaaba jidadka dalkaasi inta lgu guda-jiro maalmaha farxadda Ciidda. Kooxdan samafalka ah waxay la baxeen magaca Fardooleyda Jidadka – Roads of Knights. Waxay adeeg lacag la’aan u qabtaan dadka baabuurta kaga hallaabaan jidadka – iyaga oo u dayac-tira – dadaal ay ...

Read More »

15 May – Maalinta Caalamiga ee Qoysaska.

Muqdisho (Himilonews) – Maalinta Caalamiga ah ee Qoyska waa xus sanadle ah oo 15 May sanad kasta dunida looga dabaal-dego. Maalintan waxaa ku dhawaaqday kal-fadhiga guud ee QM sanadkii 1993, waxaana  lagu iftiimiyaa muhiimadda bulshada caalamku siiso qoysaska. Munaasabadda maalinta Caalamiga ee Qoyskana waxaa kor loogu qaadaa wacyiga la xiriira qoysaska iyo in la kor yeelo aqoonta mujtamaca, dhaqaalaha iyo ...

Read More »

Aragtida Bulshadu ka qabto Guurka Dahsoon – Qudbo-sirada.

Muqdisho (Himilonews) – In badan sida Abdiraxman Maxamed Cabdulle, micnaha Qudba-siradu waxay la tahay halis ku hadoodilan dhibaato muuqata. “Qudba-sirada waxaan u aqaan in si hoose la isku basareysto ama meher-xad, mana ahan mid wanaagsan, waayo malahan guul laga gaaro inta badan – mararna waaba dhibaato oo gabadhu waxay iska xaaqdaa ilmaha caloosheeda ku jira,” ayuu yiri Cabdulle. In kale ...

Read More »

Dayaca iyo Dar-xumida heysata Eeyaha ku nool Soomaaliya

Muqdisho (Himilonews) – Qarniyadii danbe, siiba marka laga tis-qaado ilbaxnimada ay Galbeedku dunida ku hoggaamiyaan, waxaa aad u kordhay fahamka la xiriira adeegsiga noolaha – iyada oo taasi loo marayo waddooyinka kasta oo lagu suura-galinayo inay qeyb ka noqdaan howlaha danta guud ku saabsan oo dowladdu u qabato shacbigeeda. Tallaabooyinka horay loogu qaaday taaba-gelinta xiriir nololeed isku xiran oo dhex ...

Read More »

Nin dilay deriskiisa oo dhibaato ku heyn jirtay

Italy (Himilonews) – Nin ayaa aad uga carooday shinbirta dadka dhaajisa oo marka uu agmarayo habaarta. Taasina waxaa bartay haweeneyda leh. Hooyada laba-dhalka ah oo ku nool Talyaaniga ayaa waxaa mindi ku dilay deriskeeda kadib markii sida la tibaaxay ay shinbirteeda u leylisay inay aflagaadeyso. 46-jirka lagu magacaabo Ignazio Frailis oo ku nool degmada Sardinia, waxa uu sugayay Bonaria Contu, oo 60-jir ...

Read More »
error: Mininkeenna moogaanteen mala soo maraayo!!