crossorigin="anonymous">     crossorigin="anonymous"> April | 2017 | HimiloNetwork | Page 3

Monthly Archives: April 2017

La kulan: Halgamaaga dhisa Mustaqbalka Carruurta Dan-yarta

NEW DELHI (Himilonetwork) – 16-kii sano ee lasoo dhaafay, milkiile warshad, Kamal Parmar, wuxuu waday mashruuc uu ardayda kagaa caawiyo wax aqriska, qoraalka iyo ku celiska casharrada dugsiyadooda gudaha magaalada Ahmedabad ee dalka Hindiya. Sheekada Parmar waxay ka bilaabatay hal galab 15 sano kahor. Wuxuu taagnaa ilinka hore ee rugtiisa oo u dhow Bhudarpura markii uu la kulmay carruur yaryar oo ka yimid dugsiga ...

Read More »

Dhageyso: Warbixin la xiriirta dhibaatada caafimaad ee ka dhalata biya-fariisiga xilli-roobaadyada.

Muqdisho (Himilonews) – Waxa lagu yaqaanno umadaha ku qanca inaysan xal u raadin mushkilad walba oo kusoo noq-noqota ayaa ah waxa aad ku arki karto waddooyinka waaweyn iyo jidadka xaafadaha marka uu roobku da’o. Mana ahan wax kale waa biya-fariisadka xareedda roobka oo meelaha qaar hakid gelisa isku socod guud ee dadka gaar ahaan jiiraanka oo laga yaabo in laba ...

Read More »

Sucuudi Carabiya oo dhisaysa Goobo Madadaalo

Riyad (Himilonews) – Wadanka Sucuudiga ayaa ku dhawaaqay in ay qorsheynayaan dhismaha goobo madadaalo oo laga dhisayo kooforta magaalada caasimadda ah ee Riyaad. Dhismahan baaxaddiisa ayaa gaaraya 334km wareeg ah.  Waxaana loogu tala-galay  in lagu soo bandhigo ciyaaraha, dhaqanka iyo goobo kale oo mad daalo sida hoteello iyo beero. Mohammed bin Salman oo ah dhaxal-sugaha boqortooyada oo lahadlay wakaaladda wararka ...

Read More »

Ol’olaha Umuganda ee Rwanda – Singapore-ta Afrika ee Mustaqbalka.

Kigali (Himilonews) – Ereyga Umuganda waxaa micno ahaan lagu soo koobi karaa; iskugu imaatinka hadaf guud si loo gaaro natiijo muuqata. Gudaha dhaqanka Rwanda, xubnaha kala duwan ee ku jira bulshada ayaa isugu yeera ehellada, asxaabta iyo deriska si ay isaga kaalmeeyaan dhameynta howl-gal adag. Kaqeyb noqoshada dadaalka lagu dhisayo dalka Rwanda iyo in la wadaago heybta dalnimo, dowladdu waxay jideysaa ...

Read More »

7 April – Maalinta Gocashada Xasuuqii Rwanda 1994

Muqdisho (Himilonews) – Bishii April sanadkii 2004 ayay markii ugu horreysay QM aqoonsatay Maalinta Caalamiga ee is-tusidda Xasuuqii Rwanda. Xuska Maalintanna waxaa taniyo markaas lagu qabanayay caasimado kala duwan sida Kigali, New York, Dar-es-Salaam iyo Geneva. Dhamaan xubnaha katirsan QM ayaa lagu casuumaa inay qeyb ka noqdaan hal daqiiqo oo loo aamuso xusuusta dadkii ku le’day mashaqadaas. War uu xilligaas ...

Read More »

Hal-ku-dhegga Niyad-jabka – Maalinta Caalamiga ee Caafimaadka 2017

Muqdisho (Himilonews) – 7 April sanad kasta waxaa la xusaa Maalinta Caalamiga ee Caafimaadka oo ku asteysan aa’aaska Hey’adda Caafimaadka Adduunka ee WHO oo shalay oo kale sanadkii 1948-kii looga dhawaaqay magaalada Geneva ee dalka Switzerland. Dalalkii ugu horreeyey ee xaadiray madashii looga dhawaaqayay hey’adda WHO waxaa kamid ahaa India, USA, Syria, Turkey, China iyo kuwa kale. Taniyo markii la ...

Read More »

Wadanka Botoswana oo ay kordheen tirada Dalxiisayaasha

Gaborne (Himilonews) – Soo noqoshada wadanka Botoswana maalgalintiisa iyo dalxiisayaasha ayaa kordhay afar sano kadib iyaga oo gaaray sanadkan 2 million oo ruux. Hadalkan ayaa laga soo xigtay wasiirka duurjoogta iyo deegaanka oo lahadlayey idaacadaha gudaha iyo kuwa caalamiga ah. Dalxiisayaashan ayaa ka kala imaanaya wadamada Laatiin Ameerika iyo Midwoga Yurub, 60% waxay ka imaadaan Mareykanka halka 30%  ay ka ...

Read More »

Bana Alabed oo farriin usoo dirtay Dunida

Ankara (Himilonews) – Bana Alabed oo gabar toddobo sano jir ah kana timid magaalada Xalab ee dalka dagaalladu la dageen ee Suuriya – taas oo caan ku noqotay soo tebinteedii cabsida laheyd ayaa barteeda Twitter-ka soo dhigtay weerarka gaaska loo adeegsaday dhawaan ka dhacay magaalada.  Bana oo December sanadkii hore ee 2016 waalidkeeda kala soo baxsatay magaalada Xalab ayaa hadda ku ...

Read More »

Olympic Babies – Tartanka Olombikada Dhallaanka

Beijing (Himilonews) – Waxay dhasheen sanad kahor waxayna durba kamid noqdeen dhacdo kamid ah tartamada ciyaaraha. Layaab maleh ciyaartan waxaa lagu magacaabaa Olombikada dhallaanka. Carruurta aalaaba dhalata 8 August waxaa loo yaqaan Olympic Babies – waxayna ka qeyb-galaan tartan ay ku galaan gurguurasho.  Tartankan markiisii ugu horreysay waxaa la qabtay sanadkii 2008. Waxaana taniyo markaas sanadihii xigay lagu qabanayay magaalada madaxda ...

Read More »

Sahan: Dadka Dhiig Ilmeeya Markay Oynayaan

Muqdisho – Haemolacria waa xaalad muuqaaleed dhab ah taas oo qofka ku sababta in marka uu oynayo uu dhiig ilmeeyo. Ilinta dadka qaba cudurkan waxay kaliya ku kala duwan yihiin guduudsanaanta midabka dhiigga oo ay qubaan marka ay ilmeynayaan. Halka aysan caddayn sababta muuqata ee ka danbeysa cudurkan, waxaa hadana la ogaaday inay calaamado u tahay cudurro dhowr ah oo dhiigga ...

Read More »
error: Mininkeenna moogaanteen mala soo maraayo!!