Monthly Archives: April, 2017

Xeebta Biyaha Kulul

New Zealand (Himilonews) - Wali ma suuraysatay xeeb biyaheedu kulul yihiin? Taasi waxaad ugu tagaysaa dalka New Zealand. Iyada oo dhacda xeebta bari ee...

Yemen – Ciyaar Bootineedka Geela

Sanca (Himilonews) - Dadka qabiilka Zaraniq ee ku nool xeebta galbeed ee Yemen ayaa waxay leeyihiin dhaqan gaar ku ah - waxay ka dulboodaan saddax...

Ball’s Pyramid – Buurta ku dhex-taal Badda Pacific-ga

Muqdisho (Himilonews) - Iyada 20 km ku dhawaad ka dhacda koofur bari Jaziiradda Lord Howe ee badweynta Pacific Ocean, buurta Ball’s Pyramid waxay dheer tahay 562 biyaha dushooda. Sida...

Tuniisiya oo xirtay Baar Muusik iyo Aadaan isku daray

Tunis (Himilonews) - Baar ku yaalla Tuniisiya ayaa albaabada loo laabay kadib markii la arkay muuqaal muujinaya Aadaan loo daaray dad qoob-ka-ciyaar dheelaya, sida...

Marka uu Macalinku noqdo horseedka is-baddalka.

Qandahar (Himilonews) - Gudaha dal ay dagaalladu la dageen - halkaas oo carruur badan aysan heli karin xaqii wax-barashada - macalin iskuul ayaa isku...

Aqoon is-weydaarsi ku saabsan doorka Warbaahinta ee horumarinta Cadaaladda

Muqdisho (Himilonews) - Aqoon is-weydaarsi ku saabsan doorka warbaahinta ee ku aadan horumarinta cadaaladda oo ay soo qaban-qaabisay xarunta kaalmo-sharciyeedka Jaamacadda Muqdisho ayaa lagu...

Lakulan: Haweeneyda daryeesha in ku dhow 1000 Bisado ah

California (Himilonews) - Lynea Lattanzio waxay jecleyd Bisad markii ay carruurta aheyd, hayeeshe hooyadeed lama dooneyn. Hadda waxay madax ka tahay xarun loogu magac-daray Cat House...

Sahankii lagu ogaaday Angel – Biya-dhaca ugu dheer Adduunka

Caracas (Himilonews) - Biya-dhaca Angel ee ku yaalla Koofur America waa midka ugu dheer biya-dhacyada adduunka. Ku dhex-yaal xarunta Canaima National Park ee dalka Venezuela, Angel sidoo...

Buundada Sky Bridge ee Malaysia

Kuala Lampur (Malaysia) - Mid kamid ah muuqaallada aan caadiga aheyn ee aad ku arki karto dalka Malaysia waa kaabaddan quruxda badan. Laga dul-dhisay jaziiradda...

Most Read