MUQDISHO (HN) – Ninka gacmo-socodka ku kora buuraha oo u dhashay Shiinaha ayaa dunida ka yaabsaday. Halkan hoose haddaba ka daawo muuqaalkiisa.
Read More »Muuqaallada
Bohoshii isku beddeshay Beerta Mooska ee ka qodontay Laamiga!
MUQDISHO (HN) – Wax ku bilowday bohol ka qodantay jidka laamiga ah ee dhex mara mid kamid ah waddooyinka caasimadda Havana ee dalka Kuuba ayaa hadda noqotay beer yar oo qurxoon oo laga guran karo mooska. Dowladda hoose ee caasimadda waxay iska ilowday inay degdeg uga jawaabto inay dayactirto bohol ka qodantay laamiga dhexdiisa, hayeeshe, muddo gaaban kaddib waxay iska ...
Read More »Daawo – Buurta Qashin-qubka Delhi.
DELHI (HN) – Buurta oogada ka qurxoon hoostana ka qurxoon waxay ku taallaa magaalada New Delhi ee Hindiya. Waana goob qashinka lagu qubo oo cudurro badan ay ka qaadaan dadka ka ag dhow. Halkan hoose haddaba ka daawo.
Read More »Daawo – Shimbiro u le’anaya Bacda Balaastikada awgeed!
MUQDISHO (HN) – Caalamka waxaa dhibaato weyn ku haya bacda balaastikada ah oo sannad kasta ay u dhintaan noole kala duwan iyo bad iyo beri ku wada nool. Haddaba, muuqaalkan hoose kaga bogo mid kamid ah noolayaashaas oo si aad u xanuun badan ay noloshoodu u saameysay cunista bacda balaastikada.
Read More »Afghanistan oo soo saaraysa Baabuur leh Qaboojiye Dabiici ah!
MUQDISHO (HN) – Afghanistan waxay soo saartay gaari leh AC ama qaboojiye gacan-ku-sameys ah oo mashiinkiisu korsaaran yahay baabuurka dushiisa oo hawo macaan aadna u qabow siinaya darawalka iyo la-wadayaasha. Waxaana baabuurtan taksiyada u badan ay hadda kusoo badanayaan magaalada Kandahar oo ah midda labaad ee ugu weyn dalkaas kaddib Kabul. AC-dan gacan ku sameyska ah waxaa looga kaaftoomayaa midda ...
Read More »Musqul Qadiimi ah oo hadda laga dhigayo Hoteelka ugu yar Adduunka!
MUQDISHO (HN) – Dhismo qadiimi ah oo musqul ahaan loo dhisay sannadkii 1895 kuna yaalla dhulkiisa hoostiisa – dushiisana ay gaadiidku maraan – ayaa hadda loo aqoonsaday inuu yahay hoteelka ugu yar adduunka. Wuxuuna ku yaalla magaalada Oxford ee dalka Ingiriiska. Hayeeshe, 115 kaddib ku dhawaad oo ay musqul ama suuli u ahayd dadweynaha, waxaa iridaha la iskugu dhuftay sannadkii ...
Read More »Daawo – 88 jirka Orodyahanka ah!
MUQDISHO (HN) – Da’du waa un tiro. Mana jirto tusaale ka weyn oo laguugu fahamsiiyo oo aan ka ahayn sheekada 88 jirka Ploutarchos Pourliakas kaas oo ordaya markiisii 12aad. Hoos haddaba ka daawo sheekadiisa.
Read More »Daawo – Haween – beddelkii taallooyinka qaawan – loo adeegsanayo in dharka lagu xayaysiisto!
MUQDISHO (HN) – Caalamka ganacsiga iyo hal-abuurka waxaa daqiiqad walba kusoo kordha aragti cusub – iyada oo aan loo fiirineynin inay diin ahaan bannaan tahay iyo in kale ama xattaa ay dhaawici karto sumcada iyo karaamada qofka bani-aadanka ah. Waa muuqaalka soo aaddan oo caddayn u ah sida dumarka Shiinaha iyo kuwa Galbeedka loogu arko inay yihiin agab la isticmaalo.
Read More »Daawo – Xabsigii laga dhex dhisay guriga!
MUQDISHO (HN) – Aalaaba guryaha waxaa lagu jooga xurnimo iyo madax bannaani. Waana meesha kaliya ee qofku ku dareemo xasilooni iyo deganaan marka uu dhex joogo. Laakiin guri ku yaalla Thailand, waxaa qeyb kamid ah xabsi looga sameeyey wiil qatamiyay maandooriyaha. Muuqaalka sheekadan nala daawo.
Read More »Daawo – Arrin Dunidu ka yaabtay oo ka dhacday Macbad Hindiya ku yaalla!
MUQDISHO (HN) – Hanuunka iyo ku toosnaanta jidka suubban ee Islaamka waa wax Ilaahay looga mahadceliyo maalin walba malaayiin jeer. Sababta oo ah caqliga oo kaliya kuma filna inuu noloshaada u jiheeyo waddada saxda ah! Qofkii Ilaahay la doono hanuun oo kaliya ayaa hanuuna, waxaana muuqaalka soo aadan uu kuu caddaynayaa in dadka aan kelinimada Eebbe rumeysneyn ay yihiin kuwo ...
Read More »
HimiloNetwork Han & Horseed