Monthly Archives: October, 2024

Ninkii keligiis beeray 41,000 geedo ah!

MUQDISHO (HN) - Helio da Silva, oo ah ganacsade howlgab ah oo u dhashay dalka Brazil ayaa keligiis ku guuleystay inuu geedo dhan 41,000...

Halyay Muslim ah oo gabar iyo hooyadeed ka badbaadiyay in la ‘toorreeyo’.

MUQDISHO (HN) - Cabdullahi oo ah ilaaliye xarun ganacsi oo ku taalla Leicester Square ayaa si geesinimo leh uga adkaaday nin ku hubeysan mindi...

5,000 samafalayaal ah oo sannadkan ‘u adeegay’ xujeyda.

MUQDISHO (HN) - Ku dhawaad 5,000 oo samafalayaal ah ayaa iska diiwaangeliyay si ay ugu adeegaan xujeyda gudanaysa xajka, sida ay kusoo warrantay wasaaradda arrimaha...

10 jir ayuu ku Islaamay – 12 jirna ku xifdiyay Qur’anka.

MUQDISHO (HN) -- Mahdi, oo ah 12 jir u dhashay dalka Gabon ayaa kulanweynaha tartanka Qur'anka kariimka ah ee Boqor Abdulaziz kaga yaabsaday cod macaan...

Wuxuu dhintay isaga oo Qur’an aqrisanaya!

MUQDISHO (HN) -- Aabbe labo carruur ah dhalay ayaa dhintay isaga oo Qur'an aqrisanaya - maalmo un kaddib markii uu yimid magaalada Birmingham. Hassan...

6251 arday oo ‘hal kalfadhi’ ku xifdiyay Qur’anka!

MUQDISHO (HN) - Qeyb kamid ah Barnaamijka Qur'an aqriska Al-Azhar, ku dhawaad 6,251 oo arday ah kana kala yimid gobollada dalka Masar ayaa hal...

104 jir sannadkan kamid noqotay Xujeyda!

MUQDISHO (HN) -- Haweeney 104 jir ah oo kasoo jeeda dalka Ciraaq ayaa Xajkii tagay ee sannadkan waxaa loo aqoonsaday xaajiga ugu da'da weyn...

Feeryahanka Jeff Monson oo qaatay Islaamka.

MUQDISHO (HN) -- Feeryahanka iyo legdamaha u dhashay dalka Ruushka, Jeff Monson ayaa qaatay diinta Islaamka - isaga oo gudaha caasimadda Moskow ka dhex...

Most Read