Yearly Archives: 2023

La kulan – 8 jirka 3 bilood Qur’anka ku dhammeeyey!

MUQDISHO (HN) -- 8 jir lagu magacaabo Abdullah Al Fahim ayaa si cajiib leh Qur'anka oo dhan ugu xifdiyay muddo 105 maalmood ah oo...

Geed MOOS ku dhex baxaya laamiyada!

MUQDISHO (HN) -- Laamiyada iyo goobaha dadweynuhu ku kulmo waxaa aalaaba lagu beeraa geedo qurxoon oo ubaxyo ah si ay indhuhu ugu doogsadaan. Balse...

Nin Moos ku dhex beeray ‘bartanka waddo laami ah’

MUQDISHO (HN) -- Nin u dhashay Japan ayaa geedaha Mooska ku abuuray bartamaha laami weyn oo ay baabuurtu adeegsadaan. Dadka ku nool Kurume City...

Sida aad u dhoolla-caddeyso waxay walba ka sheegi kartaa caafimaadkaaga!

MUQDISHO (HN) -- Mid kamid ah astaamihii qurxoonaa ee Suubanaheenna NNKH uu lahaa waa naxariista, deganaanta iyo dabcan inuu in badan ahaa qof dhoolla-caddeeya!...

Dumar badan oo qaadanaya diinta Islaamka!

MUQDISHO (HN) -- Haween badan oo ah facii dhashay intii u dhaxaysay sannadihii 1990-kii ilaa 2010 ayaa qaadanaya diinta Islaamka markii ay aqristeen Qur'anka...

Tiktoker-kii Dhaqtarka iska dhigay ee talooyin caafimaad oo been ah siin jiray dadka ku xiran!

MUQDISHO (HN) -- Matthew Lani, oo ah da'yar koofur Afrika u dhashay oo bartiisa Tiktok ay ku xiran yihiin in ka badan 300,000 oo...

Arday Muslimiin ah oo gargaar la gaaraya Darbi-jiifta Maraykanka!

MUQDISHO (HN) -- U fidinta gacan kaalmo ah danyarta magaalada, ardayda ku midaysan Jaamacadda West Virginia ayaa kartidooda kula midoobaya ururka Islamic Relief si...

Tiktoker Maraykan u dhalatay oo Islaamka qaadatay!

MUQDISHO (HN) -- Waxay aad ula yaabtay dhabar-adeygnimada, geesinimada iyo samirka wax aan lala simaa jirin oo Muslimiinta reer Falastiin kaga falcelinayaan dilka, duqeynta...

Hooyo ku dhex dhashay Gudaha Masjidka Xaramka!

MUQDISHO (HN) -- Haweeney joogto gudaha Xaramka barakaysan ee Makka ayay fooshu ku qabatay ardaaga weyn ee Kabcadda. Hooyadan oo kasoo jeeda dalka Suudaan...

Masjidka Bradford oo 300 oo baaskiil u qeybinaya Jamaacaddiisa da’yarta ah!

MUQDISHO (HN) -- Si da'yarta carruurta u badan loo farxiyo, Masjid ku yaalla Bradford ayaa ku dhawaad 300 oo baaskiillo iyo kushneetooyin 'scooters' u qeybiyay...

Most Read