MUQDISHO (HN) -- SpoGomi waa cayaar asalkeedu yahay ururinta qashinka oo tartamayaasha ay u kala dheereeyaan soo gurbinta iyo ururinta qashinka daadsan ama tuban...
MUQDISHO (HN) -- Wax-barashada lagama gaboobo. Sidaas oo ay tahay dad badan waxay u heystaan in weynaantu tahay caqabad ku horgudban aqoonta iyo cilmi-raacashada....