crossorigin="anonymous">     crossorigin="anonymous"> February | 2023 | HimiloNetwork | Page 2

Monthly Archives: February 2023

Mall-ka laga dhisay Dusha sare ee Dhismo Dabaq ah + Sawirro.

MUQDISHO (HN) — Caasimadda Jakarta ee dalka Induniisiya waxaa ka dhisan mashaariic dhismayaal ah oo aad u yaab badan. Suuqweyne laga adeegto oo ku yaalla dusha sare ee dhismayaal xiriira oo dabaqyo ah ayaana kamid ah. 20-kii sanno ee lasoo dhaafay, Induniisiya caasimadeeda Jakarta waxay kamid ahayd magaalooyinka ugu dadka badan dunida guudkeeda – halkaas oo in ka badan 10 milyan ...

Read More »

Da’yar Muslimiin ah oo cunnooyin bisil siinaya Danyarta.

MUQDISHO (HN) — Suubanaha NNKH wuxuu yiri; kiina ugu wax-tar badan waa midka umadda wax dheefkiisu ku diirsadaan. Isaga oo taas xoojinaya ayuu Mahatma Gandhi oo ahaa halgamaagii Hindiya, wuxuu yiri – habka ugu fiican oo aad naftaada ku hanan kartid waa adiga oo ku dhex luma u adeegidda danta guud iyo dadweynaha. Ku dhawaad 80 dhalinyaro ah ayaa si ...

Read More »

Masjidka Barmingham oo deeq la gaaraya Danyarta +Sawirro.

MUQDISHO (HN) — Masjid ku yaalla Barmingham ayaa ku biiraya samafalayaasha Muslimiinta ah si uu kaga qeyb noqdo ol’olaha lagu quudinayo danyarta xilligan adag ee lagu jiro. Qoysas badan ayaa la halgamaya nolosha adag ee jirta. Ku dhawaad 300 xirmo oo cunnooyin bisil ah ayay bixinayaan maalin walba. Waana qeyb kamid ah dadaalka ay horboodayaan Muslimiinta UK oo aalaaba lagu ...

Read More »

Tuugsiga casriga ah ee ka socda Tiktok!

MUQDISHO (HN) — Tuugsigu wuxuu hadda caadi ka dhex noqonayaa baraha bulshadu ku xiriirto ee dalka Induniisiya. Dadkii bannaannada iyo jidadka dawarsan jirayna, hadda waxay helayaan hab fogaan arag ah oo ay ku dawarsadaan. Ka dhex tuugsiga Tiktok waxay hadalheyn qaran ka dhex noqotay dalka ugu Muslimiinta badan caalamka. Waxaana hadda dowladda lagu cadaadinayaa inay arrintan si dhab ah usoo ...

Read More »
error: Mininkeenna moogaanteen mala soo maraayo!!