Yearly Archives: 2022

“Waan aqristay Qur’anka – waana ku Islaamay.” – Haweeney British ah.

MUQDISHO (HN) -- Quraanku waa isha hanuunka iyo ilbaxnimada basharka. Maryum oo ah gabar British ah oo ku nool  Plymouth, Southwest England markii ay kala...

Da’yar Caasimadda iyo Goobaha Jirdhiska lagu sameeyo!

MUQDISHO (HN) -- Iyada oo laga eegayo hal-ku-dhegga caalamiga ah ee maskax fiyow waxay ku jirtaa jir caafimaad qaba, dad badan oo da’yar u...

Dhiigbixintii ugu weyneyd maalin kaliya oo ay sameynayso hey’adda Islamic Charity

MUQDISHO (HN) -- Hey'adda samafalka ee Islamic Charity ayaa doonaysa inay tallaab cusub oo hor leh ka sameyso mashruuca dhiig-bixinta ee hal maalin la...

85 jir Fransiis ah oo qaatay Diinta Islaamka.

MUQDISHO (HN) -- Isaga oo safar ku jooga Turkiga ayuu deris la noqday qoys Muslimiin ah. Emile Zehnder, oo 85 jir ah, wuxuu kasoo...

Gabdho badan oo ‘xiisaynaya’ barashada Cillaanka saarka iyo Make-upka.

MUQDISHO (HN) -- Gabdhaha aad u jeedaan looma saarayo cilaan si ay uga qeyb galaan xaflad dhacaysa. Waxay halkan u yimaadeen inay bartaan sida...

Masjid ku burburay Weerarkii Hoteel Xayaat oo weli albaabada isugu laaban!

MUQDISHO (HN) -- Toddobaad un kaddib oo laga joogo markii weerarkii qasaaraha badan la dhaliyay lagu qaaday Hoteelka Xayaat, waxaa xarumaha ganacsi ee dhabarka...

Xaafadaha Qaar oo in laga guuro halis ugu jira! — Aaway Maamulka Gobalka?!

MUQDISHO (HN) -- Ma ahan webi dhex maraya xaafadaha. Mana ahan halkan meel aalaaba looga maarmi karo ama loogu tala-galay inay biyuhu fariistaan. Waa...

Kooxda QPR oo Salliyo ay ku tukadaan siinaysa Cayaartoyda iyo Taageerayaasha Naadiga.

MUQDISHO (HN) -- Kooxda Queen Park Rangers ayaa lagu bogaadiyay tallaab wax ku-ool-ah oo ay u sameysay taageerayaasheeda iyo cayaartoyda naadiga kaddib markii ay...

Gabar – Dhaqan-wanaaga Saaxiibteed oo Muslimad ah awgeed – Islaamka ku qaadatay!

MUQDISHO (HN) -- Haweeney u dhalatay dalka Faransiiska oo dalxiis ku joogtay TekirdaÄŸ, waqooyiga Turkiga ayaa qaadatay diinta Islaamka kaddib markii ay la dhacday...

Deeqaha Gargaarka iyo Ganacsiga Suuqa Madow.

MUQDISHO (HN) -- Xaalad adag oo bani-aadnimo ah ayay wajahayaan barakacayaasha idin muuqda. Shanti bilood ee lasoo dhaafay ayay badigood usoo hayaameen Muqdisho iyaga...

Most Read