Monthly Archives: May, 2020

Gabadha labada midab ku leh labada wiil ee indhaha!

GROZNY (HN) -- Internet-ka waxaa ku jira sawiro qurux badan oo soo jiidan kara dareenkaada, balse 11 jir lagu magacaabo Amina Ependieva, sawirkeedu waa...

Haweeney – qaliin is-qurxis ay gashay awgeed – aan indhaheeda isku qaban karin xilliga hurdada!

MUQDISHO (HN) -- Haweeney u dhalatay dalka Shiinaha ayaa sheegtay in - si ay habeen walba u seexato ay mid kamid ah indhaheeda ku...

Daawo – Qaab cusub oo timaha loo dabto oo Corona-Virus loo bixiyay!

NAIROBI (HN) -- Cudurka Korona wuxuu runtii cuuryaaminay nolosha adduunweynaha, ka sokow inuu galaaftay nolosha dad badan. Hayeeshe, xal xaafad oo ku taal caasimadda...

Sheekada Haweeneyda 51 jirta ah oo Quruxdeeda lagu hal-qabsado!

SEOUL (HN) -- Lee Su Jin, oo ah 51 jir daantiste ah oo ku nool Koofur Kuuriya ayaa - muuqaal-yarideeda awgeed - waxay soo jiidanaysa...

Dhaleeceyn loo jeediyay haweeney caan ah oo sheegtay inay guursanayso….

MUQDISHO (HN) -- Haweeney 35 jir Raashiyan ah oo caan ka ah barta Instagramka ayaa la kulmaysa dhaleeceyn xooggan kaddib markii ay ku dhawaaqday...

Most Read