Yearly Archives: 2019

Sidee Muslimiintu kaga qeyb-qaateen Samata-bixinta Xasuuqii ka dhacay Rwanda?!

Kigali (HN) -- 25 sanno kaddib Xasuuqii Rwanda wuxuu ifinayaa xaqiiqooyin aan lasoo hadal-qaadin in badan - doorkii Muslimiintu ku lahaayeen badbaadinta dadkii lagu...

Muslimiinta Jaziiradda Fiji oo furanaya Masjidkoodii ugu weynaa abid.

MUQDISHO (HN) -- Dhul-u-ekaha dhaca Waqooyi-bari New Zealand, Muslimiinta ku nool Fiji ayaa u dabaal-degaya furitaanka Masjidka ugu weyn caasimadda labaad ee Jaziiradda Fiji...

Sahan: Muslimiinta waa Dadka ugu badan ee heysta Qanaacada Nolosha.

MUQDISHO (HN) -- Muslimiintu waxay yihiin dadka ugu qanacsanaanta badan nolosha, waayo waxay la nool yihiin kelinimada Eebbe marka lala barbardhigo diimaha kale, daraasad...

Bosnia oo dib u furaysa Masjidka Taariikhiga ah ee Sulejmanija.

Sarajevo (HN) -- Bosnia ayaa albaabada u furtay Masjidka taariikhiga ah Sulejmanija oo ku yaalla Travnik, sida ay soo werisay Sarajevo Times. "Mar...

Wiilkii – si uu u guursado Muslimad uu jeclaaday awgeed – diinta ugu soo biiray.

MUQDISHO (HN) -- Markii Bogart Lamprey uu labadiisa waalid u sheegay inuu qaatay Islaamka, runtii aad ulama dhicin go'aankiisa. "Waxay moodayeen inaan ku biirayo...

La kulan – Lix Jir Qur’anka oo dhan Dusha ka Xifdisan.

KHORFAKKAN (HN) -- Maysam Yahya Mohamed, oo lix jir ah, ayaa dhameystay xifdinta Qur'anka kariimka. Waxay taariikh cusub ku gashay noqoshada qofkii ugu da'yaraa...

Daawo – Muslimiin Maalinle u quudiya Masaakiinta Australia.

MUQDISHO (HN) -- Inta badan warbaahinta caalamiga waxaan ka maqalnaa dhibaatooyinka lagu hayo ama ay geystaan ururrada lala xiriiriyo waxa loogu yeero argagaxisada Islaamiga...

Muslimiin si maalinle ah u quudiya Darbi-jiifta Australia.

MUQDISHO (HN) -- Koox Muslimiin Australian ah oo la baxay Brother In Need ayaa lix maalin toddobaadkiiba waxay quudiyaan dadka darbi-jiifta ah, si ay...

Ireland oo Gabdhaha Booliska u oggolaanaysa xirashada Xijaabka.

MUQDISHO (HN) -- Booliska Ireland ayaa sheegay in - iyaga oo raacaya tallaabada Scottish-ka iyo Northern Ireland ay gabadha Muslimadda ugu oggolaadeen inay shaqadeeda...

Carruurteenna – Dhismaha Laamiyada iyo Dhaqanka Darawallada keebaa Halis u abuuri kara?!

MUQDISHO (HN) -- Meel aan la fileyn inay ka imaan karto halis joogto ah oo gaarsiisan geeri waa laamiyada ay ku safraan gaadiidka. Dabcanna,...

Most Read