Yearly Archives: 2018

Daawo – Maalqabeen Qashinka ururiya!

Muqdisho - Halkan ka daawo maal-qabeenka qashinka ka ururiya magaalada uu degan yahay. https://youtu.be/wjx5VJSndbM https://youtu.be/yk_YTTjQbhc

La kulan – Maalqabeenka – Xilliga Nasashadiisa – Qashinka ka ururiya Jidadka.

Beijing (Himilonetwork) - Zhong Congrong, oo ah maal-qabeen ganacsade ah oo ku nool magaalada Chongqing ee dalka China waxaa loo yaqaan malyaneerka qashinka ururiya 'the millionaire...

Nin – si uu u raali-geliyo Gacalisadiisa – sameeyey Fal-cajiib ah!

Delhi (Himilonetwork) - Ganacsade da'yar oo raba inuu dib u hantiyo gacalisadiisa kaga maqan caro awgeed ayaa boorar ku dhow 300 oo lagu qoray...

Masaajidda Luton oo Ol’ole Nadaafad bilaabaya.

Muqdisho (Himilonetwork) - Masaajidda ku yaalla Luton ee koofur bari UK ayaa isku qeybinaya koox-koox si ay u hir-galiyaan mashruuc nadaafadeed oo lagu nadiifinayo magaalada...

Webiga Ugu Wasaqda badan Caalamka.

Muqdisho (Himilonetwork) - Macno malahan inta aad jeceshahay inaad ku dabaalato webiyada, laakiin hal webi oo ku yaalla dalka Induniisiya waxaad kaliya u tagaysaa...

Markay Lammaanuhu Mid Noqdaan!

Muqdisho (Himilonetwork) - Habeenka ugu horreeya labada qof ee geeddi-socodkooda uga dhiman nolosha, dad badan waxay la tahay guusha ugu danbeysa juhdi iyo dadaal...

Sifada ay Wadaagaan Soomaalida iyo Ibliiska.

Muqdisho (Himilonetwork) - Markii Eebe ina Adan usoo dejiyay arlada guudkeeda - si ay ugu cammiraan - wuxuu faray inay iska ilaaliyaan dhagarta Sheydaanka....

Macalin Muslim ah oo Shaqadiisa ku waayay inuu gacan-geliyo ‘salaamo’ Macalimad Ajnabi ah!

Oslo (Himilonetwork) - Macalin Muslim ah kaas oo diiday inuu gacan-geliyo 'salaamo' haweeney macalimad la' ah ayaa laga eryay shaqadiisa taas oo dhalisay dood...

Tartan – Masjid Lacag guddoonsiinaya Carruurta Salaadda Subax Jamaacada la tukata!

Muqdisho (Himilonetwork) - Masjid ku yaalla gobalka Al-Beheira ee dalka Masar ayaa ku dhawaaqay tartan lagu dhiirri-gelinayo carruurta inay salaadda Subax kusoo tukadaan masjidka si...

Haddii Malaay-mileeydu noqon lahaayeen Shaqaalaha ugu Mushaharka badan!

Muqdisho (Himilonetwork) - Kuma deel-qaafin ereyga Malaay-mileey. Sida aan ugu dhawaaqno ayaan u dhigay. Waayo innaga oo heli karna inaan magacii ku habboonaa u...

Most Read