Monthly Archives: September, 2017

Faa’iidooyinka laga helo cunista Sabiibka.

Muqdisho (Himilonetwork) - Sabiibka oo afka qalaad lagu yiraahdo raisins, wuxuu ku jiraa qudaarta faakihaysiga loo cuno. Balse in badan kamid ah faa’iidada caafimaad...

Faa’iidooyinka laga helo cunista Malabka.

Muqdisho (Himilonetwork) - Markii Alle uu Qur’ankiisa noogu sheegay inuu Shinnida ugu wax-yooday inay hoy ka dhigo buuraha iyo geedaha iyo wixii soo raaca...

Induniisiya – Qashin ku beddelo Ceymis Caafimaad oo bilaash ah.

Jakarta (Himilonetwork) -Si dadka loogu muujiyo in daryeelka aas’aasiga ah ee caafimaadka uusan qaali noqon karin iyo in qashinku uu leeyahay qiimo sarreeya, hal-abuur...

Doorka aqoon-yahanka iyo ganacsatada iyo kahor-tagga tahriibka.  

Muqdisho (Himilonetwork) - Markii ugu horreysay oo aan meel ka baxsan dalka kula kulmo da’yar tahriib u geyfan waxay ahayd sanadkii hore kolkii wiil...

Qalliin-yaqaan Muslim ah oo loo aqoonsaday hal-curiyaha sanadka.

Toronto (Himilonetwork) - Qalinyahan Muslim ah oo ku nool Mississauga ayaa ku guuleystay abaal-marinta hal-curiyaha sanadka 2017 - oo ah mid ay bixiso Iskaashatada EPSO laguna aqoonsado...

Masha Allah – Nin si cajiib leh ugu muslimay gacanta nacab Islaamka.

London (Himilonetwork) - Nin maqlay yeermada hoggaankii hore ee Leegada Difaaca England, Tommy Robinson  oo fogaan-araga qaranka kaga soo muuqday isaga oo nuqul kamid ah...

Maxkamad furriinka lammaanaha ku xiraysa inay galaan imtixaan.

Muqdisho (Himilonetwork) – Furriintu ma ahan wax fudud, hayeeshe wuxuu kasii adag yahay Maxkamadda Yibin People’s Court oo ku taalla gobalka Sichuan, halkaas oo...

Daawo Niman Naafo ah oo beeray Keyn qurux badan.

Muqdisho (Himilonetwork) - Laba jiil oo kala danbeeyey waxay ku qaadatay 60 sano in ku dhow inay keyn gacan ku sameys ah ka dhigaan...

Daawo – Nin lama-degaan u beddelay keyn duur-joogtu ku nooshahay.

Delhi (Himilonetwork) - Hindiya waa dalka ugu da'yarta badan caalamka, waxaana jira dhalinyaro u istaagta badbaadinta deegaankooda. Mid kamid ah dhalinyaradaas wa Jadev Payeng...

Muslimiinta Rohingya – Gaajada iyo Hoy la’aanta waxaa usii dheer Kufsi ba’an.

Muqdisho (Himilonetwork) - Daraasin haween Muslimiin Rohingya ah waxaa kufsaday ciidamada militariga Burma xilli tira-yartani wajahaan wax ay QM ku tilmaantay Buugga Isir-sifeynta oo...

Most Read