Sign in
Home
Wararka
Kobciye
Dunida Muslimka
Deegaankeenna
La-yaabka
Faallooyinka
Sahanka
Muuqaallada
Nagu Saabsan
Yeynu Nahay
Nala soo Xiriir
Sign in
Welcome!
Log into your account
your username
your password
Forgot your password?
Password recovery
Recover your password
your email
Search
Himilo Network
Home
Wararka
Kobciye
Dunida Muslimka
Deegaankeenna
La-yaabka
Faallooyinka
Sahanka
Muuqaallada
Nagu Saabsan
Yeynu Nahay
Nala soo Xiriir
Search
Home
2022
Yearly Archives: 2022
Siyaasi ku xanuunsaday biyaha webi wasaqoobay oo uu Shacabkiisa rabay inay ka cabaan!
Himilo
-
July 28, 2022
0
MUQDISHO (HN) -- Siyaasi ku nool oo - si uu bulshadiisa ugu muujiyo in webi deegaankiisa mara aanu fadaro 'wasaq' ahayn - kaas oo...
Xildhibaan Muslimad ah oo ‘farriin awood badan’ usoo dirtay Gabdhaha Muslimiinta Australia.
Himilo
-
July 28, 2022
0
MUQDISHO (HN) -- Muuqaal u muuqday garab istaag iyo dhiirri-gelin ayaa ka yimid Fatima Payman oo ah muxajabadii ugu horreysay dalka Australia oo kamid...
Arday ku hor tukaday bannaanka Jaamacadda si ay u muujiyaan baahi jirta oo aan laga jawaabin!
Himilo
-
July 28, 2022
0
MUQDISHO (HN) -- Muddo badan oo baaqooda lagu gacanseyray kaddib, ardayda Muslimiinta ah ee dhigta Jaamacadda Melbourne’s Monash ayaa hab banaanbax ah ugu tukaday...
Subxanallah: Daawo – Kalluunka lugaha ku socda!
Himilo
-
July 25, 2022
0
MUQDISHO (HN) -- Noolaha Eebbe laguma soo koobi karo tiro. Waana nimcooyinkiisa uu ina Aadan ku galladay. Mid kamid ah waa kalluunka oo kala...
Sana Khan oo sheegtay sababtii ay Xijaabka u xiratay – aflaamtana isaga hartay.
Himilo
-
July 25, 2022
0
MUQDISHO (HN) -- Kasoo laabashada gudashada acmaasha Xajka iyo Cumrada, Xidigtii Bollywood-ka, Sana Khan ayaa markii ugu horreysay ka hadashay ka haritaankeedii aflaamta iyo...
Sheekada Haweeneyda Mataanaha Dhasha oo Seygeedu ku nacay dhalmada Badan.
Himilo
-
July 24, 2022
0
MUQDISHO (HN) -- Nin u dhashay dalka Uganda ayaa boorsooyinkiisa ka urursaday guriga xaaskiisa u dhashay mataanihii shanaad oo xiriir ah. Halka dad badan...
Sababta Qoys ku kaliftay inay gurigooda Qashinqub ka dhigaan! + Sawirro.
Himilo
-
July 24, 2022
0
MUQDISHO (HN) -- Warbaahinta Koofur Kuuriya ayaa baahisay muuqaallo lammaane da' ah oo ku nool guri qashinqub ah muddo sannaddo ah sabab la xiriirta...
Daawo – 25 jirka u eg 40 jirka.
Himilo
-
July 20, 2022
0
MUQDISHO (HN) -- Sababo dhowr ah sida dhaxal hidde-side ah oo qofku kala yimaado firkiisii hore, dad badan ayaa maqaarkoodu ka degdegaa da'diisa dhabta...
Dadku way rumeysan la’ yihiin inuu 25 jir yahay! +Sawirro.
Himilo
-
July 20, 2022
0
MUQDISHO (HN) -- 25 jir ku nool Zhengzhou, dalka Shiinaha ayaa shan daqiiqdo ku caan baxay kaddib kolkii sawirkiisa uu ku baahay baraha bulshada...
Muxuu yahay Dhaqanka ‘Ciyaal-weeranimada ah’ ee ka jira Dalka Hindiya?! + Sawirro.
Himilo
-
July 19, 2022
0
MUQDISHO (HN) -- Sannad kasta boqollaal qof oo ku nool gobalka Uttarakhand ayaa ka qeybgala Bagwal oo ah cayaar waraf lagu dagaallamo taas oo aalaaba...
1
...
10
11
12
...
26
Page 11 of 26
Most Read
Robot-yo ‘tuugsanaya’ oo lagu arkay Waddooyinka Shiinaha!
June 25, 2026
Haweeney caan ah oo Hantideeda ugu dhex faantay Baraha Bulshada oo ugu dambeyntii sidii la filan karay loo dhacay!
June 25, 2026
Ninka Keligiis Boqollaal Qof kasoo Samata-bixiyay Webiga.
June 25, 2026
Jilaaga Hollywood-ka Giancarlo Esposito oo qaatay Diinta Islaamka.
June 25, 2026