Yearly Archives: 2022

Sababta AYEEYO Muslimad ah ku qaadaysa inay barato sida la isku difaaco + Sawirro.

MUQDISHO (HN) -- Da'du kaliya waa tiro. Waana oraah caan ah oo dad badan sida 72 jirta la yiraahdo Caaisha ay si dhab ah...

Masjid horboodaya Ol’olaha 1000 geed beer oo qeyb ka ah Mashruuca Dhirbeerista Dunida Muslimka + Sawirro.

MUQDISHO (HN) -- Si loo dhowro deegaanka ayaa xubno katirsan Xarunta Islaamiga ah ee Fort McMurray ee Alberta waxay Axaddii ina dhaaftay u beereen...

Daawo – Nin Xabsi ka doorbiday Xurriyad si uu u noolaado!

MUQDISHO (HN) -- Daawo sheekada nin 60 jir ah kaas oo markii uu waayay shaqo uu naftiisa ku maareeyo ka cabsaday inuu baahi u...

Nin doonay in loo xiro xatooyadiisa si uu xabsiga dhexdiisa uga helo cunno uu ka dhargo!

MUQDISHO (HN) -- 60 jir ku nool jaziirad-la-moodda Thailand ayaa taabtay qalbiyo badan kaddib markii uu farmashiye ka xaday daawo si loo xiro kadibna...

Daawo – Ninka aan Qubeysan muddo 22 sanno ah.

MUQDISHO (HN) -- 7 maalmoodkii kaddib qof walba wuxuu u baahan yahay inuu jirkiisa wada gaarsiiyo biyo - waana waxa ay ka dhigan tahay...

La kulan – Ninka aan Qubeysan muddo 22 sanno ah + Sawirro.

MUQDISHO (HN) -- 62 jir ku nool gobalka Bihar, dalka Hindiya ayaa qabsaday hadalheynta dadweynaha kadib markii la ogaaday inaanu qubeysanin muddo ka badan...

Daawo – Aabbe Wiilkiisa ugu magac-daray Shirkadda uu ka shaqeeyo!

MUQDISHO (HN) -- Aabayaal badan marka ilmo loo dhalo waxay ula baxaan magacyo dadeed. Laakiin sheekada aabahan soo aadan way ka duwan tahay middaas....

Hooyo Buundo ka kor dhistay Laami hormara Iskuul Wiilkeedu dhigto!

MUQDISHO (HN) -- Hooyo beernugeylku ka batay oo ku nool Shiinaha ayaa adduun lacag oo ka badan hal milyan oo yuan una dhiganta ($154,000)...

Kabo Qofka Indhoolaha caawinaya oo lasoo saaray! +Sawirro.

MUQDISHO (HN) -- Shirkad laga leeyahay dalka Austria ayaa dhawaan soo saartay kabo caaqil ah oo foodda looga rakibay jiheeye dareenside ah oo...

27 jirka ‘wejigiisu u eg yahay 7 jir’ oo heli la’ cid shaqaaleysiisa + Sawirro.

MUQDISHO (HN) -- 27 jir ku nool Dongguan, China, wuxuu dhib kala kulmayaa helidda shaqo madaama uu aad ugu eg yahay ilmo in ka badan...

Most Read