Yearly Archives: 2019

Solothurn – Magaalo Wax kasta oo ka jira ay ku jaan-go’an yihiin tirada 11.

MUQDISHO (HN) -- Solothurn oo ah magaalo dhacda waqooyi-galbeed Switzerland waxay caan ku tahay tirsiga 11aad. Ku dhawaad wax walba oo aad ku aragto...

Mafi Dova – Xaafad in lagu dhalo ay danbi tahay.

Accra (HN) -- Xaafadda Mafi Dova ee koofurta Ghana waxaa ku nool shan kun oo qof oo midkoodna uusan ku dhalan gudaheeda. In lagu...

Qaswadayaasha Mootaleyda NZ oo sheegay inay ilaalin doonaan Masaajidda Maalmaha Jimcaha!

MUQDISHO (HN) -- Qaswadayaasha Mootoleyda New Zealand ayaa balan-qaaday inay ilaalin doonaan Muslimiinta maalmaha Jimcaha marka ay iskugu imaanayaan salaadda duhur kaddib weerarkii Jimcihii...

Xiddiga Sonny Bill oo dadka NZ ugu yeeray inay bartaan Islaamka.

MUQDISHO (HN) -- Sonny Bill William, oo ah xiddig Muslim ah oo ciyaarta rugby-ga u ciyaara dalka New Zealand, ayaa isaga oo ka qeyb-galayay...

Laba-wejiilanimada lagu arkay Galbeedka kaddib Xasuuqii New Zealand.

MUQDISHO (HN) -- Xasquuqii loo geystay Muslimiinta ku cibaadaysanaysay laba Masjid oo ku yaalla New Zealand waxay dhabtii xanuun ba’an ku reebtay adduun-weynaha siiba...

Muslimiin araga la’ oo sameeyey tarjumada Qur’anka oo ku qoran farta Indhoolayaasha.

Texas, USA (HN) -- Qaadashada Islaamka muddo laga joogo 13 sanno kahor, uma suura-gelin Yadira Thabatah, oo kamid ah dadka la' nimcada araga, inay...

Waardiye Masjid oo – si uu u caawiyo dalxiisayaasha – iskiis isku baray 7 luqadood.

PUTRAJAYA (HN) -- Muslim u dhashay dalka Malaysia oo waardiye ka ah Masjidka Putra oo ku yaalla caasimadda labaad ee Putrajaya, dalka Malaysia ayaa...

Dunida oo wali u baroordiiqaysa Gumaadkii Muslimiinta New Zealand.

MUQDISHO (HN) -- Dunida ayaa wali sii wada inay u adeegsato ereyada ugu adag canbaareynta falkii bahalnimada ahaa oo lagu toogtay Muslimiin ku sugneyd...

Tacadiga Maxaa wehel uga dhigay Dhedigta?!

MUQDISHO (HN) -- Dhibaatada, qaxa, dhimashada, dhaawaca, rafaadka iyo harjadka nolosha waxay kala simantahay raga oo ah kuwo ku xeeran. Balse waxaa intaa u...

Maxaa laga fishaa Saxaafaddeenna iyo Siyaasigeenna marka ay Musiibooyin dhacaan?

MUQDISHO -- Sannadkii 2013-ka, waqti galab ah waxaan maqalnay in kooxda al-Shabaab ay qabsatay dhismaha Westgate Mall. Xaalkuna wuxuu ahaa mid gilgilay qalbiyada Kenyaanka....

Most Read