Yearly Archives: 2018

Lammaane Xabsi ku mutay Bisad ay ku silciyeen dhaawac soo gaaray!

Muqdisho – Lammaane ayaa qirsan inay ku xad-gudbeen noole markii ay ku fashilmeen inay bisadooda gargaar degdeg ah u fidiyaan kadib gaari jug siiyay. Dharme...

Sawirro – Moobilkii ugu yaraa abid oo lasoo saaray!

Muqdisho – Zanco tiny t1 hadda waxaa rasmi loogu aqoonsaday moobilka ugu yar ee abid lasoo saaro. Waxaa lagu keydsan karaa numbaro dhan 300...

Gabar ku fashilantay inay hanato saaxiibkeed xilli ay 30 jeer qalin ugu gashay qancintiisa.

Muqdisho – Gabar  ku nool Hong Kong  ayaa la kulantay moora-dilaac markii saaxiibkeed uu ku daadiyay maadaama uusan la dhicin muuqaalkeeda xilli ay gashay...

Nin isaga oo cabsan cagaf-cagaf usoo kaxaystay maqaayad.

Muqdisho – Saraakiil boolis ayaa aad ula yaabay markii ay cagaf ku arkeen maqaayad horteeda, marka loo eego booliska UK. Booliska Cumbria Roads ayaa bartooda twitter-ka...

Nin laf-dhabarta ka jabay markii uu kasoo dhacay saqaf dushiis isaga oo……

Muqdisho – 40- jir lagu magacaabo Jeff “Swede” Swedenhjelm oo Bali, dalka Induniisiya kaga yimid Florida, dalka Maraykanka sanadkii hore ayaa la halgamaya noloshiisa kadib...

Nin daroogiiste ah oo soo koray gaariga booliska isaga moodaya taksi.

Muqdisho – Qandaraasle daroogo kaas oo u degdegsanaa aqalkiisa isaga oo sita kartoon daroogada Marijuanada la yiraahdo ayaa si kedis ah ugu dhacay gaariga...

Haweeney danbi la yaab leh lagu oogay markii ay jabsatay e-mailka seygeeda.

Muqdisho – Haweeney jabsatay koontada e-mailka seygeeda maadaama ay uga shakisay inuu naago kale xiriir hoose la leeyahay ayaa lagu soo oogay danbi, marka...

Nin afadiisa dilay markii uu u dulqaadan waayay jirada heysa!

Muqdisho - Nin ayaa loo taxaabay jeelka dil uu geystay awgiis, tiiyoo uu sheegtay inuu dilka u geystay si uu u dhameeyo silica heysta. Booliska...

Xafladdii Qalin-jebinta sanadlaha ee Jaamacadda Muqdisho oo maanta lagu qabtay Muqdisho.

Muqdisho – Xafladda sanadlaha ah ee qalin-jebinta Jaamacadda Muqdisho ayaa maanta ka dhacday magaalada Muqdisho. Mas’uuliyiinta kala duwan ee Jaamacadda, xubno sare oo ka socday...

Waalidiin la yaabay in carruurtooda ay nool yihiin markii dhaqaatiirtu u sheegeen inay ku meydeen caloosha.

Muqdisho - Waalidiinta dhallaan loo sheegay inuu dhintay wax yar kadib dhalashadiisa ayaa la yaabay inay arkaan isaga oo mar kale nuuxnuuxsanaya goor loo...

Most Read