Yearly Archives: 2018

Madax-weyne Buhari oo Abaal-gud guddoonsiiyay Imam Magan-gelyo siiyay Masiixiyiin badan.

Muqdisho (Himilonetwork) - Madax-weynaha dalka Nigeria,  Muhammadu Buhari ayaa Xaruntiisa ka casuumay 83 jir geesi Imam masjidka ah oo lagu magacaabo Abdullahi Abubakar - lana...

Cadaadiska Muslimiinta Shiinaha oo gaaray in Xajka lagu kormeero.

Beijing (Himilonetwork) - Cadaadiska lagu hayo Muslimiinta Shiinaha ayaa gaaray heer Xujeyda sannadka gudanaysa acmaasha Xajka lagu qabso inay horay usii qaataan aalad dowladda...

200 oo Xaafidul-Qur’an ah oo ka baxay Jaamacadda Bayero.

Lagos (Himilonetwork) - Ku dhawaad 200 oo xaafidul-Qur'an ah ayaa ka qalin-jebiyay Jaamacadda  Bayero University Kano maalintii Sabtida ee lasoo dhaafay. "Heysashada shahaadooyinka qalin-jebintooda, hadda waxay...

Xirfadleyda Baroorta iyo Oohinta ka sameeya Goobaha Tacsida.

Accra (Himilonetwork) - Dadka qaar waxaa ku adag inay ooyaan marka uu ka dhinto qofka ay jeclaayeen, balse baroorta iyo oohintu waa qeyb kamid...

Shiinaha – Qoyskii 11 Gabdhood isku dhalay iyaga oo rajaynaya Wiil.

Muqdisho (Himilonetwork) - Sheekada lammaane ku nool gobalka Shanxi ee dalka Shiinaha kuwaas oo isku dhalay 11 gabdhood kaddibna joojiyay dhalmada markii ay ku gabagabeeyeen...

La kulan – Danbiilaha ugu Danbiyada badan Dalka Britain.

London (Himilonetwork) - 62-jirka lagu magacaabo Patrick Ryan wuxuu taniyo markii uu 14 jirsaday gal-bax ku ahaa xabsiga muddo 23 sannadood ah ilaa uu 50...

Xarun Duur-joog oo Dameer u ekeysiisay Farowga.

Qaahira (Himilonetwork) - Xarun lagu xanaaneeyo duurjoogta oo ku taalla dalka Masar ayaa wajahaysa dhaleeceymo ku saabsan isku day qiyaano oo ay kula kaceen...

Daawo – Biya-dhaca ugu dheer Adduunka ee gacan-ku-sameyska ah.

Muqdisho (Himilonetwork) - Waxaa jira biyo-dhacyo dhowr ah oo dabiici iyo gacan-ku-sameysba ah kuwaas oo dunida ku kala yaalla. Haddaba, biya-dhaca ugu dheer adduunka ee...

Muqdisho Stadium – Xero-ciidan mise Garoon-ciyaareed

Muqdisho (Himilonetwork) - Garoon waa goob kulmisa noocyada kala duwan ee cayaaraha sida Kubadda cagta, koleyga, Dabaasha, gacanta, iyo kuwa la halmaala. Mararka qaar,...

Sucuudiga oo furaysa Xarunta ugu weyn Cunnooyinka Xalaasha.

Jeddah (Himilonetwork) - Waaxda Hubinta Daawada iyo Cunnooyinka Dalka Sucuudiga ee (SFDA) ayaa ku dhawaaqday qorshe u muuqda xaruntii ugu weyneyd ee soo saarta cunnooyinka...

Most Read