Monthly Archives: July, 2018

Xirfadleyda Baroorta iyo Oohinta ka sameeya Goobaha Tacsida.

Accra (Himilonetwork) - Dadka qaar waxaa ku adag inay ooyaan marka uu ka dhinto qofka ay jeclaayeen, balse baroorta iyo oohintu waa qeyb kamid...

Shiinaha – Qoyskii 11 Gabdhood isku dhalay iyaga oo rajaynaya Wiil.

Muqdisho (Himilonetwork) - Sheekada lammaane ku nool gobalka Shanxi ee dalka Shiinaha kuwaas oo isku dhalay 11 gabdhood kaddibna joojiyay dhalmada markii ay ku gabagabeeyeen...

La kulan – Danbiilaha ugu Danbiyada badan Dalka Britain.

London (Himilonetwork) - 62-jirka lagu magacaabo Patrick Ryan wuxuu taniyo markii uu 14 jirsaday gal-bax ku ahaa xabsiga muddo 23 sannadood ah ilaa uu 50...

Xarun Duur-joog oo Dameer u ekeysiisay Farowga.

Qaahira (Himilonetwork) - Xarun lagu xanaaneeyo duurjoogta oo ku taalla dalka Masar ayaa wajahaysa dhaleeceymo ku saabsan isku day qiyaano oo ay kula kaceen...

Daawo – Biya-dhaca ugu dheer Adduunka ee gacan-ku-sameyska ah.

Muqdisho (Himilonetwork) - Waxaa jira biyo-dhacyo dhowr ah oo dabiici iyo gacan-ku-sameysba ah kuwaas oo dunida ku kala yaalla. Haddaba, biya-dhaca ugu dheer adduunka ee...

Muqdisho Stadium – Xero-ciidan mise Garoon-ciyaareed

Muqdisho (Himilonetwork) - Garoon waa goob kulmisa noocyada kala duwan ee cayaaraha sida Kubadda cagta, koleyga, Dabaasha, gacanta, iyo kuwa la halmaala. Mararka qaar,...

Sucuudiga oo furaysa Xarunta ugu weyn Cunnooyinka Xalaasha.

Jeddah (Himilonetwork) - Waaxda Hubinta Daawada iyo Cunnooyinka Dalka Sucuudiga ee (SFDA) ayaa ku dhawaaqday qorshe u muuqda xaruntii ugu weyneyd ee soo saarta cunnooyinka...

Malaysia oo Dhagoollada u sahlaysa barashada Qur’anka Kariimka.

Kuala Lampur (Himilonetwork) - Koox cilmi-baarayaal ah oo kamid ah Jaamacadda Islaamiga ah  ee University Sains Islam Malaysia (USIM) waxay horumarinayaan software loogu sahlayo dadka...

The Revival of Somalia’s Lost Hope.

Mogadishu (Himilonetwork) - After decades of chaos and civil war that led to failure to the horn of Africa’s country, Somalia is emerging as...

Baraha Bulshada – Bar-kulan lagu xad-gudbo Xurriyadda Qofka.

Muqdisho (Himilonetwork) - Madaxdeena maskaxdooda ayaa notebook u ah! Marka ka daaya mashquulka ragaan dantooda ha wataane; inaguna marqaatiyaal baynu kanahay xalkaas! Anaguna ficilkeenu...

Most Read