Maqaal – Hiddaha iyo Dhaqanka lasoo nooleynayaa waa kee?!
Hararkiyo kebdaha leys dul dhigay, sida haldhaa baalkii
Waa gabey si walba dadnimada uga fog, garawsi iyo diirnaxna aanu ka muuqan. Soomaali badan waxa ay ku fasiraan ayay garan waayaan marka laga yimaado jaceylkaa uu uqabey mulaaxo annigu’se Meesha waxa ka dhacaya waxa aan ku fasiri karaa uun ad’adeygiii iyo qalafsanaantii
Weerar Bulxan oo lagu tilmaamo inuu yahay ninka jabiyay dhaqankii ahaa inaan gabey jaceyl ah loo tirin haween, oo iyada laftarkeedu dhaqanka kamid ahayd. oo isagu ahaa gabayaa waliba
Malaha tusaalahani waa mid yara kakan daliishiigiisuye aan idiin raaciyo tusaale kaa jilicsan oo fahamka soo dhaweynaya.
RELATED ARTICLES