Sign in Welcome! Log into your account your username your password Forgot your password? Get help Password recovery Recover your password your email A password will be e-mailed to you. HomeDunida MuslimkaQoraaga reer Brazil oo difaacay Islaamka iyo Qur'aanka Dunida Muslimka Qoraaga reer Brazil oo difaacay Islaamka iyo Qur’aanka By Zaki Hiraale December 19, 2015 0 79 Share FacebookXPinterestWhatsApp Muqdisho (Himilonews) – Paulo Coelho oo ah qoraha loogu aqriska batay qoraalladiisa, ayaa difaacay diinta Islaamka isaga oo Qur’anka ku tilmaamaya kitaab barakaysan bartiisa facebook-ga sida “Buug Dunida dhinac kale u rogay.” Qoraaga Brazilian-ka ah wuxuu galka sawir ee Qur’aanka dhigay boggiisa hore ee facebook-ga–isaga oo ku hoos qoraya “Is-baddal Dunida badalay!” Sawirka uu dhigay bartiisa wuxuu helay taageero bulsho–halkaas oo raadato ku dhow 38,614 ay Likes u saareen, halka 4313 ay wadaageen sawirka. Adeegsade facebook-ga kamid ah oo lagu magacaabo Hiba B Dakkak waxay kitaabka Qur’anka ku tilmaantay mid sal u ah rabshado iyo xasuuq. Hayeeshe, Coelho ayaa gaashaanka u daruuray oraahdeeda. Isaga oo yiri: Tani ma ahan run. Waxaan ahay Kiristaan. Waxaana qarniyo badan aan dadku ku cabiidsan jirnay caqiidadeenna. Waxaynu galnay gaboodfallo ka dhan ah Aadanimada. Waxaynu hor-joogsanay ilbaxnimada dunida sida Galileu. Marka yeynu dhaleeceyn diin. Aynu dhaleeceyno kuwo suurad-xumeynaya. Jawaabta uu ka bixiyay oraahda Hiba waxay soo jiidatay kasbashada 7200 oo raadato ah inay like-saaraan. Isha: Himilonews.com Nagala soo xiriir: Himilonews@gmail.com Share FacebookXPinterestWhatsApp Previous articleRumeyso ama Diid Halkan waa magaalada ParisNext articleWAX KA BARO NOLOSHA GOODIRKA Zaki Hiraale RELATED ARTICLES Dunida Muslimka Muslimiinta oo Dunida ugu tiro badnaan doonta sannadka 2035 November 21, 2026 Dunida Muslimka “Muslimiinta Mumbai way nagu badanayaan ee Dhalmada ka joojiya.” – Siyaasi Hinduu ah. November 10, 2026 Dunida Muslimka Xagjir Hindu ah oo dumiyay Mowlac yar oo ku dhex yaalla Moolka Mumbai. November 4, 2026 LEAVE A REPLY Cancel replyLog in to leave a comment Most Popular Muslimiinta oo Dunida ugu tiro badnaan doonta sannadka 2035 November 21, 2026 “Muslimiinta Mumbai way nagu badanayaan ee Dhalmada ka joojiya.” – Siyaasi Hinduu ah. November 10, 2026 Maqaayad – Macluusha ka jirta Soomaaliya darteed – Ganaax kusoo rogaysa Dadka Cuntada soo reeba! November 8, 2026 Milkiile dukaan oo muddo 8 sano ah Rooti bilaash ah siiya dadka Danyarta ah! November 5, 2026 Load more Recent Comments