HomeDunida MuslimkaLabada MASJIDKA - Makka iyo Madina - oo soo celinaya Afurkii Wadajirka...

Labada MASJIDKA – Makka iyo Madina – oo soo celinaya Afurkii Wadajirka ahaa.

MUQDISHO (HN) — Masjidka weyn ee Xaramka ayaa laba sano kaddib dib u anba-qaadaya barnaamijkii wada-afurka bisha Ramadaan oo faafitaanka xanuunka Covid-19 awgiis loo baajiyay.

Dowladda Sucuudiga ayaa fasax siisay Samafalayaasha u xilsaaran diyaarinta barnaamijka wada-jir u wada afurka ah ee bisha Ramadaan. Waxaana ay ku jiraan tallaabooyinkii ugu dambeeyey oo ay ugu diyaargaroobeen soo dhaweynta bisha fadliga iyo kheyrka badan.

Masaajidda labada magaalo ee Makka iyo Madina ayaa wadajir u fulin doona mashruuca oo markii horaba ay ku caan ahaayeen.

Himilo
Himilohttp://Himilonetwork.com
Zakariya Xasan Maxamed - waa helaha iyo mulkiilaha Shabakadda Himilo, qoraa, suxufi iyo geyfane u ol'oleeya arrimaha bulshada iyo degaanka. Wuxuu marqaatiga koowaad ka heystaa culuumta siyaasadda iyo maamulka.
RELATED ARTICLES

Most Popular

Recent Comments