MUQDISHO (HN) -- Bisha Soonqaad waxay dad badan u tahay bishii Soonka, sadaqada iyo sameynta acmaasha wanwanaagsan oo idil. Dad badan waxay uga dhigan...
MUQDISHO (HN) -- Hal maalin iyada oo gacanta ku haysa funaanad looga dhiibay dibadda ayay Faadumo Abdishakur dareentay sida asxaabteedu ay u daneynayaan helidda...