Yearly Archives: 2021

Xanuun la-yaab leh ayaa sanka ka hayay muddo 37 sano ah.

MUQDISHO (HN) -- Kadib xanuunka dhinaca midig ama duleelka midi gee sank aka hayay muddo dheer, haweney u dhalatay dalka New Zealand ayaa la...

Deegaan carruurta ku dhalata ay ku dhashaan xaalad timo la’aan ah.

MUQDISHO (HN) -- Xaalad dhif iyo naadir ah ayay la dhiban yihiin dadka deggan tuulada “Al-Keif" ee ka tirsan gobolka Kirkuk ee dhacda waqooyiga...

Maalinta Caalamiga ee Iskaashatooyinka.

MUQDISHO (HN) -- Saddexda July waa Maalinta Caalamiga ah ee Iskaashatooyinka. Waxaa hal-ku-dheg snnadkan loo qaatay xuskeeda uu yahay Si-wadajir wax ugu dhiska hagaagsan....

Maalinta Caalamiga ee Ganacsiyada yaryar iyo Kuwa Meel-dhexaadka.

MUQDISHO (HN) -- Sannad kasta 27 June waxaa loo dabaal-degaa xuska Maalinta Ganacsiyada yaryar iyo kuwa heer-dhexaadka ah si kor loogu dhigo wacyiga muhiimadda iyo kaalinta ganacsiyada...

Dhibane Covid-19 qaba oo loo diiday fasax, kuna aaday Shaqada Oxygen.

MUQDISHO (HN) -- Shaqaale bangi oo ku yaal Hindiya, kana soo kabanayay cudurka coronavirus ee dhibaato ku haya dalkiisa, ayaa la sheegay in loo...

26-ka June – Maalintii koowaad ee Madax-bannaanida Somaaliweyntii lagu hungoobay!

MUQDISHO (HN) -- Waxay ahayd bilowga xurriyad iyo madax-banaani astaan qaranimo iyo qab umadeed suntan oo geyi kamid ah dhulka Somaalida uu ka helay...

Madax-bannaanida Jabuuti waa Guusha Somaaliya.

MUQDISHO (HN) -- Jabuuti waa barta istiraatijiyadda bariga Afrika oo dhaca xeebta waqooyi bari ee Geeska Afrika. Waxay dhinaca ku heysaa Marinka Baab al-Mandab...

Shirkad shaqaaleysiinaysa Dadka Cayilan.

MUQDISHO (HN) -- Shirkad Japan laga leeyahay ayaa bixinaysa fursad ah in kuwa doonaya dadka cayilan inay u sameeyaan adeegyada ganacsiga ay hadda kaddib...

La kulan: Halyayga lagu naaneyso Bogsiiyaha Lama-degaanka.

MUQDISHO (HN) -- Anand Dhawaj Negi, oo ahaa xisaabiye iyo qasnadhaye katirsan waaxda adeegga bulshada Hindiya ayaa ku guuleystay inuu bacad lama degaan ah...

La-yaab: Gabadhii 11 sano Ehelkeeda uga maqnayd Guriga Cid jaarkooda ah.

MUQDISHO (HN) -- Haweeney sannadkii 2010-ka laga waayay gurigeeda ayaa 10 sano kaddib la ogaaday inay ku nooshahay guri deriska ah oo kii qoyskeeda...

Most Read