HomeMuuqaalladaDaawo - Saaxiibtinimada Haadda iyo Ninkan ka dhaxeysa.

Daawo – Saaxiibtinimada Haadda iyo Ninkan ka dhaxeysa.

MUQDISHO (HN) — Haddii aad ey quudiso saddex maalmood oo xiriir ah, wuxuu ku xusuusnaan doonaa saddex sannadood oo xiriir ah. Laakiin hadda, eyga oo kaliya lama dhihi karo wuxuu ku fiican tahay saaxiibtinimada iyo abaal-gudka. Sheekada soo aadan waxay ku saabsan tahay shimbir nuuca galowga ama fiidda u eg oo saaxiib dhow la ah nin Muslim ah oo ku nool Hindiya kaas oo iyada oo dhaawacan u sameeyey daaweyn.

Halkan hoose ka daawo sheekada oo dhammeystiran.

Himilo
Himilohttp://Himilonetwork.com
Zakariya Xasan Maxamed - waa helaha iyo mulkiilaha Shabakadda Himilo, qoraa, suxufi iyo geyfane u ol'oleeya arrimaha bulshada iyo degaanka. Wuxuu marqaatiga koowaad ka heystaa culuumta siyaasadda iyo maamulka.
RELATED ARTICLES

Most Popular

Recent Comments