HomeMuuqaalladaDaawo - Kalluun si la-yaab leh dib ugu soo noolaanaya biyo lagu...

Daawo – Kalluun si la-yaab leh dib ugu soo noolaanaya biyo lagu dhex riday isaga oo barafoobay!

Muqdisho (Himilonetwork) – Halkan ka daawo Kalluun si la-yaab leh dib ugu soo laabanaya nolosha kaddib markii uu talaagad ku dhex barafoobay. Waxaa la arkaa isaga oo nuux-nuuxsiga bilaabaya in yar kaddib marka lagu dhex rido weel biyood uu kalluun kale ku dhex dabaalanayo.

https://youtu.be/zOJZaGUx9JM

Himilo
Himilohttp://Himilonetwork.com
Zakariya Xasan Maxamed - waa helaha iyo mulkiilaha Shabakadda Himilo, qoraa, suxufi iyo geyfane u ol'oleeya arrimaha bulshada iyo degaanka. Wuxuu marqaatiga koowaad ka heystaa culuumta siyaasadda iyo maamulka.
RELATED ARTICLES

Most Popular

Recent Comments