Muuqaal cajiib ah – Adigoo dalxiisaya halagaaga shaqeeyo Barahaada Bulshada.

Muqdisho – Adeegga ‘Relax We Post’ oo Dalxiisayaasha u sahlaya in looga shaqeeyo Koontadooda Baraha Bulshada xilliyada ay ku jiraan fasaxyada. Ku xirnaanshaha xad dhaafka ah ee baraha bulshada wuxuu keensaday in la qabatimo oo aan la helin waqti looga nasan karo – ama la’aantiis maalin gelinkeeda dunida dhabta ah lagu sugnaan karo.
Mid kamid ah hoteellada ku yaalla dalka quruxda badan ee Switzerland ayaa dalxiisayaasha ugu deeqaysa fursad dhammeystiran oo ah inay ku damaashaadaan bilaa qad internet. Haddii ay jeclaan lahaayeen inay kasoo muuqdaan baraha bulshada xilliga ay ku jiraan dalxiiska, waxaa loo fududeynayaa in adeegaas loo qabto iyaga oo aan soo gelin qadka.
Halkan ka daawo muuqaal cajiib ah oo laga sameeyey.

error: Mininkeenna moogaanteen mala soo maraayo!!