HomeMuuqaalladaDaawo - Walaal Norwegian ah oo Ilmada ceshan waayay markii loo qabtay...

Daawo – Walaal Norwegian ah oo Ilmada ceshan waayay markii loo qabtay Shahaadada!

MUQDISHO (HN) — Islaamku waa diin dhammeystiran nolol ahaan. Walaal walba oo macaankeeda ku dareema hidaayada Eebe uu la doono qalbigiisa waxay ka keentaa oohin iyo nugeyl qalbi oo uu la ceshan waayo ilmada kasoo qubata.

Muuqaalka soo aadan, wuxu ku saabsan yahay mid kamid ah walaaladaas oo u dhashay dalka Norwey oo dhawaan kusoo biiray bulshada Islaamka.

Halkan haddaba ka daawo.

Himilo
Himilohttp://Himilonetwork.com
Zakariya Xasan Maxamed - waa helaha iyo mulkiilaha Shabakadda Himilo, qoraa, suxufi iyo geyfane u ol'oleeya arrimaha bulshada iyo degaanka. Wuxuu marqaatiga koowaad ka heystaa culuumta siyaasadda iyo maamulka.
RELATED ARTICLES

Most Popular

Recent Comments