HomeDunida MuslimkaCiidda Carafo oo ku beegan 11 August.

Ciidda Carafo oo ku beegan 11 August.

MUQDISHO (HN) — Ciidul-Adxa waxaa la filaya inay dhalato maalin Isniin ah 11 bisha August ee sannadkan, marka loo eego hilaadin ay sameysay mareegta Moonsighting.com.


Bisha Carafo ayaa ka bilaabanaysa 1-da bisha August, waxaana la filayaa in sidoo kale acmaasha Xajka ay isla goortaas la bilowdaan.

Goor hore, xujeydii ugu badneyd ayaa ku qulqulay gudaha Makka iyo Madina si ay u gutaan acmaasha Xajka.


Himilo
Himilohttp://Himilonetwork.com
Zakariya Xasan Maxamed - waa helaha iyo mulkiilaha Shabakadda Himilo, qoraa, suxufi iyo geyfane u ol'oleeya arrimaha bulshada iyo degaanka. Wuxuu marqaatiga koowaad ka heystaa culuumta siyaasadda iyo maamulka.
RELATED ARTICLES

Most Popular

Recent Comments