Sign in Welcome! Log into your account your username your password Forgot your password? Get help Password recovery Recover your password your email A password will be e-mailed to you. HomeMuuqaalladaDAAWO - Masjid dhexdiisa Jimicsi lagu sameynayo! Muuqaallada DAAWO – Masjid dhexdiisa Jimicsi lagu sameynayo! By Himilo January 31, 2019 0 3 Share FacebookXPinterestWhatsApp MUQDISHO (HN) – Halka Masaajidda ku yaalla dhulka Soomaalida kaliya loo aado tukashada salaadaha iyo dhageysiga muxaadarooyinka, waxaa jira masaajid kale oo dunida Muslimka ku yaalla kuwaas oo sannadihii dhawaa abuurayay tusaalooyin togan oo la xiriira caafimaadka Jamaacadaha ku dukata. Jimicsigu wuxuu kamid yahay waxyaalaha maalinlaha loogu baahan yahay si firfircooni loo geliyo jirka qofka. Haddaba Masjid ku yaalla gobalka Kurdistan ayaa tallaabadaas suura-geliyay. Halkan haddaba ka daawo. Share FacebookXPinterestWhatsApp Previous articleMasjidka Salaadda Subax kaddib Jimicsi loogu sameeyo Jamaacada.Next articleCaro laga muujiyay kabo ay ku qoran yihiin Kalmadda Allah! Himilohttp://Himilonetwork.comZakariya Xasan Maxamed - waa helaha iyo mulkiilaha Shabakadda Himilo, qoraa, suxufi iyo geyfane u ol'oleeya arrimaha bulshada iyo degaanka. Wuxuu marqaatiga koowaad ka heystaa culuumta siyaasadda iyo maamulka. RELATED ARTICLES Muuqaallada Daawo – Tartanka Bajaajleyda December 20, 2025 Muuqaallada Daawo – Cayaarta la yiraahdo Buundada Lulata! December 12, 2025 Muuqaallada Daawo Ninka Gacmo-socod ku fuula buuraha! November 16, 2025 LEAVE A REPLY Cancel replyLog in to leave a comment Most Popular Daawo – Tartanka Bajaajleyda December 20, 2025 Tartanka Bajaajleyda! December 20, 2025 “Muslimiintu waa inay nala caabudaan qoraxda, webiyada iyo geedaha.” – Ururka RSS. December 20, 2025 “Dumiya Masaajidda ku yaalla dhulka Dowladda.” – Hindiya oo usoo dhigatay burburinta Masaajidda. December 17, 2025 Load more Recent Comments