Muqdisho (Himilonetwork) – Waxaa jira shaqsiyaad aan Muslimiin ahayn kuwaas oo jecel inay ka shaqeeyaan hufnaanta iyo bilicda degaanka ay ku nool yihiin hadiyo jeer.
Mid kamid ah dadkaas waa milyaneer u dhashay dalka Kuuriya oo ku nool dhulka Carabta gaar ahaan Baxreyn kaas oo si maalinle ah qashinka uga fogeeya goobaha lagu soo daadiyo ee magaalada uu degan yahay waddooyinkeeda.