Sign in Welcome! Log into your account your username your password Forgot your password? Get help Password recovery Recover your password your email A password will be e-mailed to you. HomeMuuqaalladaDaawo - Geedka UGU Ballaaran Adduunka oo hamoodin Keyn. Muuqaallada Daawo – Geedka UGU Ballaaran Adduunka oo hamoodin Keyn. By Himilo September 1, 2018 0 2 Share FacebookXPinterestWhatsApp New Delhi (Himilonetwork) – Dalka Hindiya waxaa ku yaalla geedka ugu ballaaran adduunka kaas oo 30-kii sano ee lasoo dhaafay sii fidayay laba acres. Waxaa lagu qiyaasayaa inuu jiro 250 sano, marka loo eego khubarada degaanka. Diimaha Hinduuga iyo Buudiska ayuu u noqday mid Muqadas ah. Halkan haddaba ka daawo muuqaal laga soo duubay. Share FacebookXPinterestWhatsApp Previous articleDaawo – Maalqabeen Qashinka ururiya!Next articleLa kulan – Haweeneyda Maalinle u Quudisa Boqollaal Danyar ah. Himilohttp://Himilonetwork.comZakariya Xasan Maxamed - waa helaha iyo mulkiilaha Shabakadda Himilo, qoraa, suxufi iyo geyfane u ol'oleeya arrimaha bulshada iyo degaanka. Wuxuu marqaatiga koowaad ka heystaa culuumta siyaasadda iyo maamulka. RELATED ARTICLES Muuqaallada Daawo – Tartanka Bajaajleyda December 20, 2025 Muuqaallada Daawo – Cayaarta la yiraahdo Buundada Lulata! December 12, 2025 Muuqaallada Daawo Ninka Gacmo-socod ku fuula buuraha! November 16, 2025 LEAVE A REPLY Cancel replyLog in to leave a comment Most Popular Daawo – Tartanka Bajaajleyda December 20, 2025 Tartanka Bajaajleyda! December 20, 2025 “Muslimiintu waa inay nala caabudaan qoraxda, webiyada iyo geedaha.” – Ururka RSS. December 20, 2025 “Dumiya Masaajidda ku yaalla dhulka Dowladda.” – Hindiya oo usoo dhigatay burburinta Masaajidda. December 17, 2025 Load more Recent Comments