Muqdisho (Himilonews) – Kooxda la baxday Khilaafada Islaamka ee ISIS ayaa wacad ku martay inay weeraro ku qaadi doontp dalka Spain–iyaga oo ku hal-qabsanaya: Dib ayaynu ugala wareegi doonaa gaalada dhulkeenna.
Kooxdan ayaa kol horaba ku baahisay soohdimaheeda dalalka leh tirada badan ee Muslimiinta bariga dhexe. Waxay sidoo kale sii deyday shax-qariiradeed muujinaysa meelaha ay qabsan doonto sida waqooyiga Afrika iyo qeyb ballaaran oo galbeedka Asiya kamid ah.Â
