Muqdisho (Himilonews) – Gabar ayaa dhaawac wajiga iyo oogada sare kala kulantay saaxiibkeeda–taas oo ku saabsan dhacdo xiriir hoosaad. Dhibanadda ayaa sheegtay inuu wajiga ka nabareeyey saaxibkeeda. Is-maandhaaf ayaa la rumeysan yahay inuu soo kala dhex-galay kahor intaanay isku dayin xalinteeda.
Saaxiibkeed ayaa kadib shilka wuxuu sawiradeeda ku baahiyay facebook-ga isaga oo la wadaagay asxaabtiisa. Bileyska oo dhacdada kala kulmay facebook ayaa kiiska dib u furay.
In-kasta oo lamaanahi ay kawada xaajoodeen shilka, hadana cadaadis ka yimid dhanka baraha bulshada sida facebook-ga ayaa bileyska ku kaliftay inuu arinta si qoto dheer usii baaro.Isha: Himilonews.com
Nagala soo xiriir: Himilonews@gmail.comÂ